{"id":63407,"date":"2020-02-28T19:53:13","date_gmt":"2020-02-28T16:53:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63407"},"modified":"2020-02-28T19:57:03","modified_gmt":"2020-02-28T16:57:03","slug":"63407","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/63407\/","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug Oo Ahlu-Sunah Ku Eedeeyay Dagaalkii Ka Dhacay Dhuusa-mareeb:- (War-saxaafadeed)."},"content":{"rendered":"<p>War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu faahfaahiyay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug madaxda Galmudug ayaa ahlu-sunah ku eedaysay dagaalkii xalay ka dhacay Galmudug.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in gaari ciidan oo ay leeyihiin hoggaanka Ahlusnna uu rasaas ku furay Koontorool ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda islamrkaana ay ciidankii goobta ku sugnaa ay iska caabiyeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale war saxaafeedka ayaa lagu sheegay in Xarunta Inji oo ay degan yihiin Hoggaanka Ahlusunna ay maalmahaan ka socdaan arrimo xaalad abuur ah.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-332526\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qoraal-3.jpg\" sizes=\"(max-width: 710px) 100vw, 710px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qoraal-3.jpg 710w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/qoraal-3-281x380.jpg 281w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu faahfaahiyay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug madaxda Galmudug ayaa ahlu-sunah ku eedaysay dagaalkii xalay ka dhacay Galmudug. Qoraalka ayaa lagu sheegay in gaari ciidan oo ay leeyihiin hoggaanka Ahlusnna uu rasaas ku furay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40072,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63407"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63409,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63407\/revisions\/63409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}