{"id":63401,"date":"2020-02-28T19:46:17","date_gmt":"2020-02-28T16:46:17","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63401"},"modified":"2020-02-28T19:46:17","modified_gmt":"2020-02-28T16:46:17","slug":"daawo-live-video-ciidamad-dowlada-iyo-kuwa-ahlu-sunna-oo-dagaal-ku-dhexmaraya-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/daawo-live-video-ciidamad-dowlada-iyo-kuwa-ahlu-sunna-oo-dagaal-ku-dhexmaraya-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Daawo Live Video:- Ciidamad Dowlada Iyo Kuwa Ahlu-sunna Oo Dagaal Ku Dhexmaraya Dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<p>Magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan halkaasi iyo Ciidamo taabacsan wadaadada Ahlu-sunnah Waljamaaca.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><\/figure>\n<p>Dagaalka ayaa ka socda xarunta INJi halkaasi oo ay degan yihiin madaxda ahlu Sunnah iyo Ciidamo ka amarqaata, waxaana magaaladda la maqalayay hubka Culus oo ay isku adeegsanayay labada dhinac.<\/p>\n<p>Maamulka Ahlu Sunna ee Galmudug oo BBC-da la hadlay ayaa ku eedeeyay ciidamadda Dowladda federaalka inay soo weerareen Xerada INJI, taasi oo dhalisay dagaalka ka socda magaaladda dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Xafiiska madaxweynaha Galmudug ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu dhinacood ku eedeeyay ciidamada Ahlu Suunna ay ay xalay weerareen bar kontorool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda federaalka<\/p>\n<p>Wararku waxay intaas ku darayaan inay jiraan khasaare dhimasho iyo dhawac.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-facebook wp-block-embed is-type-video is-provider-facebook\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div id=\"fb-root\" class=\" fb_reset\">\n<div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"fb-video fb_iframe_widget fb_iframe_widget_fluid_desktop fb_iframe_widget_fluid\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/universalsomalitv\/videos\/196089975041224\/\" data-width=\"500\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"\" title=\"fb:video Facebook Social Plugin\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/v6.0\/plugins\/video.php?app_id=&amp;channel=https%3A%2F%2Fstaticxx.facebook.com%2Fconnect%2Fxd_arbiter.php%3Fversion%3D45%23cb%3Df8ed7f372e382c%26domain%3Dhorseedmedia.net%26origin%3Dhttps%253A%252F%252Fhorseedmedia.net%252Ff2ce3c4a123ba94%26relation%3Dparent.parent&amp;container_width=324&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F196089975041224%2F&amp;locale=en_US&amp;sdk=joey&amp;width=500\" name=\"f19baf4c7faffd4\" width=\"500px\" height=\"1000px\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan halkaasi iyo Ciidamo taabacsan wadaadada Ahlu-sunnah Waljamaaca. Dagaalka ayaa ka socda xarunta INJi halkaasi oo ay degan yihiin madaxda ahlu Sunnah iyo Ciidamo ka amarqaata, waxaana magaaladda la maqalayay hubka Culus oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63403,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63401\/revisions\/63403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}