{"id":63398,"date":"2020-02-28T19:41:50","date_gmt":"2020-02-28T16:41:50","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63398"},"modified":"2020-02-28T19:41:50","modified_gmt":"2020-02-28T16:41:50","slug":"dowlada-somalia-iyo-bangiga-aduunka-oo-qalinka-ku-duugay-heshiis-cusub-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/dowlada-somalia-iyo-bangiga-aduunka-oo-qalinka-ku-duugay-heshiis-cusub-daawo\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia Iyo Bangiga Aduunka Oo Qalinka Ku Duugay Heshiis Cusub:-Daawo"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<p class=\"entry-meta\">\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><\/figure>\n<p>Wasiirka maaliyada ee Dowladda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Bayre ayaa magaaladda Washington ku Saxiixay Heshiis ku saabsanaa\u00a0 wanaajin \u00a0iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee Bangiga Aduunka.<\/p>\n<p>Wasiir Bayle waxa uu sheegay in Somaliya ay si toos ah uga faa\u2019iidaysan doonto deeqayaha iyo mashaariicda horumarineed ee Bangiga adduunka markii u horraysay muddo 30 sanno ah.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-332504\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87935450_1844513802349208_8882749892984832000_o-1024x684.jpg\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87935450_1844513802349208_8882749892984832000_o-1024x684.jpg 1024w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87935450_1844513802349208_8882749892984832000_o-380x254.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87935450_1844513802349208_8882749892984832000_o-768x513.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87935450_1844513802349208_8882749892984832000_o-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87935450_1844513802349208_8882749892984832000_o.jpg 1058w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>\u201cWadadii dheereyd ee isbadalka Maaliyadda iyo dhaqaalaha halkaan kuma ekaandoonto, maanta waa biloow wanaagsan oo qof walba oo Soomaali ah uu ku farxikaro balse isma dhigan doono, howshuna way sii soconaysaa ilaa aan ka gaarno isku filnaasho buuxda, inagoo ka faa\u2019iideysan doona kheyraadka Dalkeena\u201d ayuu yiri Wasiir Bayle<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-facebook wp-block-embed is-type-video is-provider-facebook\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div class=\"fb-video fb_iframe_widget fb_iframe_widget_fluid_desktop fb_iframe_widget_fluid\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/abdirahmanduale.beileh\/videos\/847760545636377\/\" data-width=\"500\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"\" title=\"fb:video Facebook Social Plugin\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/v6.0\/plugins\/video.php?app_id=&amp;channel=https%3A%2F%2Fstaticxx.facebook.com%2Fconnect%2Fxd_arbiter.php%3Fversion%3D45%23cb%3Dff1e21dda17154%26domain%3Dhorseedmedia.net%26origin%3Dhttps%253A%252F%252Fhorseedmedia.net%252Ff3ba2e5d7fcc73%26relation%3Dparent.parent&amp;container_width=324&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdirahmanduale.beileh%2Fvideos%2F847760545636377%2F&amp;locale=en_US&amp;sdk=joey&amp;width=500\" name=\"f16d601a2aca6a\" width=\"500px\" height=\"1000px\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<p>Dhinaca kale, Hay\u2019ada lacagta Adduunka ee IMF waxa ay sheegtay inay hay\u2019adoodu heshay lacag ku filan oo lagu bixin karo deynta Soomaalia lagu leeyahay, sidoo kale waxaa jira ay hay\u2019adu sheegtay dalal kale oo balan qaaday in ay diyaar u yihiin ka qeyb galka bixinta Deymaha Soomaaliya lagu leeyahay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka maaliyada ee Dowladda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Bayre ayaa magaaladda Washington ku Saxiixay Heshiis ku saabsanaa\u00a0 wanaajin \u00a0iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee Bangiga Aduunka. Wasiir Bayle waxa uu sheegay in Somaliya ay si toos ah uga faa\u2019iidaysan doonto deeqayaha iyo mashaariicda horumarineed ee Bangiga adduunka markii u horraysay muddo 30 sanno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63398\/revisions\/63400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}