{"id":6330,"date":"2012-05-20T11:27:37","date_gmt":"2012-05-20T11:27:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6330"},"modified":"2012-05-20T12:58:56","modified_gmt":"2012-05-20T12:58:56","slug":"raiisul-wazaaraha-soomaaliya-iyo-shariif-xassan-oo-maanta-ka-amba-baxeyn-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/raiisul-wazaaraha-soomaaliya-iyo-shariif-xassan-oo-maanta-ka-amba-baxeyn-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaaraha Soomaaliya iyo Shariif xassan Oo Maanta ka amba Baxeyn Muqdisho ."},"content":{"rendered":"<h2><span style=\"color: #0000ff;\"><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/GAAS.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6333\" title=\"GAAS\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/GAAS-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/em><\/span><\/h2>\n<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay Ra&#8217;iisul Wazaare Cabdi wali Max&#8217;ed Cali Gaas Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Iyagoona u Amba Baxay Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya,Isla Markaana ay uga Qeb Qaataan Shirka Lagu Wado Biri in Uu Ka Furmo Dalkaasi Itoobiya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas waxaa Safarka Ku wehliya Waziirka Wazaaradada Dastuurka Iyo Dib U hishiisiinta ee Xukuumadda KMG Somaliya Mudane C\/raxmaan Xoosh Jibriil Iyo guddoomiyaha Baarlamanka ee Xilkiisa Muranka Ka Taagan yahay Shariif Xassan Shiikh Aadan.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas Inta uu Ka Dhoofin garoonka aadan cadde Ayaa Bahda Saxaafada kula Hadlay Wuxuuna Ka Warbixiyay Mr gaas ujeedada Ey U Dhoofayaan.<\/p>\n<p>&#8221; safarka eynu ku tageena Magaalada Addis Ababa ujeedadiisu waxaa weeye in aan la kulano saxiixa-yaasha Geddi Socodka Nabadda &#8220;Roadmap&#8217; Ayuu yiri Mr&#8217;Gaas.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ra&#8217;iisul wazaaraha Somaliya Waxa uu muujiyay In Shirka Biri Ka furmayo Addis ababa Looga Hadli Doono Arrimo yar yar oo Mad Madow iyo is fahan Waa ka Taagan yihiin.<\/p>\n<p>Mr gaas Waxaa uu Ka dhawaajiyay In maalinta Birito ah lagu balansanyahay in uu furmo shirkaasi laakin mr gaas muuna sheegin xiliga dhabta ah uu soo afmeermayo shirka ama ey soo laabanayaan .<\/p>\n<p>|Xafiiska Warqabad warsom.com<\/p>\n<p>Muqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay Ra&#8217;iisul Wazaare Cabdi wali Max&#8217;ed Cali Gaas Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Iyagoona u Amba Baxay Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya,Isla Markaana ay uga Qeb Qaataan Shirka Lagu Wado Biri in Uu Ka Furmo Dalkaasi Itoobiya. Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas waxaa Safarka Ku wehliya Waziirka Wazaaradada Dastuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6330","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6330"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6332,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6330\/revisions\/6332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}