{"id":63286,"date":"2020-02-24T21:30:18","date_gmt":"2020-02-24T18:30:18","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63286"},"modified":"2020-02-24T21:30:18","modified_gmt":"2020-02-24T18:30:18","slug":"cumar-filish-oo-30-sano-ka-dib-qoys-soomaaliyeed-dib-ugu-celiyay-gurigooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/cumar-filish-oo-30-sano-ka-dib-qoys-soomaaliyeed-dib-ugu-celiyay-gurigooda\/","title":{"rendered":"Cumar Filish Oo 30-Sano Ka Dib Qoys Soomaaliyeed Dib Ugu Celiyay Gurigooda."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)\u00a0Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Xasan ku wareejiyay guri uu wakiil uga ahaa Muwaadin Cabdala Cabdiraxmaan Alboosi oo si sharcidara ah hantidiisa looga heystay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in uusan aqbali dooni in qof hantidiisa si sharcidara ah lagu heesto.<\/p>\n<p>\u201cMarnaba ma aqbali doono in qof muwaadin ah hantidiisa sharcidara lagu heesto waxaana ugu baaqaya qofkaste oo hantidiisa ama gurigiisa sharcidara lagu heesto in uu nala soo xariiro si aan xaquuqdiisa ugu soo dhicino, sidoo kale waxaan digniin adag u diraaya cidkaste oo dagan guri aysan laheyn ama xoog ku heesta hanti uusan laheyn in uu dib isaga wareeji hadii kale sharciga ayaan la tiigsan doona\u201d.<\/p>\n<p>Wakiil Cali Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa u mahadceliyay cidkaste oo qeyb ka qaadatay in si cadaalad ah ay dib ugu helaan gurigoodi oo muda fog gacantooda uga maqnaa sifa sharcidara ah.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in si nabadgalya ah oo cadaalad kujirta naloogu wareejiyay gurigeynii oo muda 30-sano ah gacanteena ka maqnaa waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho sida Soomalinimada leh oo uu noogu garnb ab istaagay inaan dib u helo hantideeni mudada fog inaga maqneyd \u201d<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)\u00a0Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Xasan ku wareejiyay guri uu wakiil uga ahaa Muwaadin Cabdala Cabdiraxmaan Alboosi oo si sharcidara ah hantidiisa looga heystay. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63287,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63286","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63288,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63286\/revisions\/63288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}