{"id":6322,"date":"2012-05-20T09:21:56","date_gmt":"2012-05-20T09:21:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6322"},"modified":"2012-05-20T09:34:09","modified_gmt":"2012-05-20T09:34:09","slug":"ciidamada-nabad-sugida-dowlada-oo-hawl-galo-adag-ka-wada-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/ciidamada-nabad-sugida-dowlada-oo-hawl-galo-adag-ka-wada-suuqa-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Ciidamada Nabad Sugida Dowlada Oo Hawl Galo Adag Ka Wada Suuqa Bakaaraha."},"content":{"rendered":"<h2><span style=\"color: #0000ff;\"><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/bakaaraha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6325\" title=\"bakaaraha\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/bakaaraha-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"316\" height=\"293\" \/><\/a><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.warsom.com\/wararka\">SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/a><\/em><\/span><\/h2>\n<p>Ciidamada Hay&#8217;adda Nabad Suggida oo Kaabayaan Ciidamada Booliska iyo Ciidamada Sida Gaarka ah U Tababaran Ee Loo yaqaan ALFA GROUB ee Dowlada Soomaaliya Ayaa Maanta Waxaay Hawl-galo Balaaran Ka Wadaan Suuqa Bakaaraha Gaar Ahaan Suuqa Cabdalla Shiddeeye.<\/p>\n<p>Sida Horay looga Bartaba Ciidamada Nabad Suggida Ayaa wax Xereen Dhamaan Isku Socodka Wadada Hawl Wadaag Ilaa Wadada 1-aad ee Suuqa Bakaaraha, waxaana Halkaasi Loo Diiday inay Isticmaalaan Gawaarida , iyadoo dadkuna laga celinayo Wadadaasi.<\/p>\n<p>Hawl-gallada Xilligaan Ka Soconaaya Suuqa Cabdalla Shiddeeye Ayaa Waxa uu ku Soconayaa si Dardar ah , Waxaana Taako taako wadooyinka u taagan yihiin ciidamda dowlada.<\/p>\n<p>Ciidamadaan Ayaa Waxay Hawl-gallo Balaaran Ay Maalintii Labaad Ka Wadaan Suuqa Bakaaraha iyadoo Maalintii Shalay Ciidamada Halkaasi Hawl-galada ka qabanayay Lagu soo weeraray Bambooyin.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Ciidamada Hay&#8217;adda Nabad Suggida oo Kaabayaan Ciidamada Booliska iyo Ciidamada Sida Gaarka ah U Tababaran Ee Loo yaqaan ALFA GROUB ee Dowlada Soomaaliya Ayaa Maanta Waxaay Hawl-galo Balaaran Ka Wadaan Suuqa Bakaaraha Gaar Ahaan Suuqa Cabdalla Shiddeeye. Sida Horay looga Bartaba Ciidamada Nabad Suggida Ayaa wax Xereen Dhamaan Isku Socodka Wadada Hawl [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6322","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6322"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6327,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6322\/revisions\/6327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}