{"id":63156,"date":"2020-02-17T17:56:19","date_gmt":"2020-02-17T14:56:19","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63156"},"modified":"2020-02-18T03:12:42","modified_gmt":"2020-02-18T00:12:42","slug":"wasiir-maareeye-maoggi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/wasiir-maareeye-maoggi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye \u201d Ma&#8217;Oggi Safar Uu Madaxweyne Farmaajo Ku Tagayo Hargaysa\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markii ugu horaysay ka hadlay safar la sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Magaalada Hargaysa. Wasiir Maareeye waxa uu tilmaamey in uusan ogaynsafar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Magaalada Hargaysa balse uusan doonayn in uu arinkaas kasii hadlo.<\/p>\n<p>Wasiir Maareeye waxa uu Shacabka Somaliland kula taliyay in ay iska joojiyaan wax uu ugu yeeray \u201dBuuqa\u201d Sidoo kale waxa uu tilmaamey in ay muhiim tahay in shacabka reer Somaliland ay soo dhaweeyaan Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><strong>\u201dHadii ay u aqoonsa-yihiin madaxweyne dal jaar la ah Somaliland haw soo dhaweeyeen sidii ay usoo dhawayn-lahaayeen maanta hadii uu dhihi lahaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele waxa imanayaanaya Somaliland ama uu uhuru dhihi lahaa Ama Raysal-Wasaare Abiy sidaas oo kale haw soo dhaweeyaa, hadii ay aqoon-san yihiin wuxuu maanta u yahay madaxweyne Farmaajo Sidaas haw soo dhaweeyeen. Mrakasta soo dhawayntu waa muhiim\u201d<\/strong> Ayuu yiri Wasiir Maareeye.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya waxa uu ku dhaliilay Madaxda Somaliland in dalka ay ku hogaaminayeen 28 sano siyaasad fadhiidh ah, taas oo uu sheegay in looga taliyo marfishyadda ee aan maskaxda looga talain. Madax kala duwan oo Somaliland ka socota ayuus heegay in uu dunidaas kula kulmo balse ay dhamaantood u sheegaan in ay arkaan dhibta jirta balse ay ka cabsanayaan shacabka.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamey in masuuliyiintaas la doortay, shacabkuna ay talada u dhiibteen, sidoo kalena ay muhiim tahay in doorkooda ay qaataan, shacabka dhiban ee Passaporada Visaha iyo Shatiyadda raadinaya xal loo keeno. Uu danbayn waxa uu xusay in muhiim tahay in labeenta dadka reer Somaliland laysu keeno qaybna laga noqdo sidii ulshada loo samata-bixin lahaa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markii ugu horaysay ka hadlay safar la sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Magaalada Hargaysa. Wasiir Maareeye waxa uu tilmaamey in uusan ogaynsafar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Magaalada Hargaysa balse uusan doonayn in uu arinkaas kasii hadlo. Wasiir Maareeye waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63156"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63161,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63156\/revisions\/63161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}