{"id":63049,"date":"2020-02-14T22:33:43","date_gmt":"2020-02-14T19:33:43","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63049"},"modified":"2020-02-14T22:43:51","modified_gmt":"2020-02-14T19:43:51","slug":"wadaadka-ugu-sareeya-maamulka-ahlu-sunna-sh-maxamuud-oo-caddeeyey-in-ay-hubka-qaadanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/wadaadka-ugu-sareeya-maamulka-ahlu-sunna-sh-maxamuud-oo-caddeeyey-in-ay-hubka-qaadanayaan\/","title":{"rendered":"Wadaadka Ugu Sareeya Maamulka Ahlu Sunna Sh Maxamuud oo Caddeeyey In ay Hubka Qaadanayaan"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Hoggaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheekh Xassan oo degmada Dhuusa-Mareeb kula hadlayay qaar ka mid ah taageerayaasha Ahlu Sunna ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ay ku qasbanaan doonaan sida uu hadalka u dhigay in\u00a0 ay hubkooda qaataan.<\/p>\n<p>Macalin Maxamuud ayaa sheegay in dhaqamada sida uu hadalka u dhigay hadda ka muuqda qeybo ka mid ah deegaannada Galmudug gaar ahaan degmada Dhuusa-Mareeb yihiin kuwo aan horay looga barran oo uu ku fasiray &#8221;Fasaad&#8221; sidaa daraadeed ay ku qasbanaan doonaan in ay suuliyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cIntii aan fasaadka soo dhaweysan lahayn waxaan geleynaa haddii Alle \u00a0yiraahdo in hubkeena aan soo dhaweysaneyno,ruux muslim ah ku dhibi \u00a0meyno,dowlad ku dhibi meyno laakin Ruux reer fasahaad ah waan ku \u00a0dhibeynaa ayuu yiri Macalin Maxamuud Sheekh Xassan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay dhinaca kale in qaraxii maalin ka hor ka dhacay degmada Dhuusa-Mareeb uu muujinayo in degmada gacanta loo galiyay Al-shabaab, madaama horay amaanka degmada uu u hagaagsanaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Qaraxa Dhuusa-Mareeb ka dhacay waxaa uu muujinayaa in degmada Gacanta loo galiyay Al-shabaan, ruuxa noocaasi noqon kara ee garran waayay dad aan Gaadiid naga rabin, Xoolo naga rabin wax kale oo ay naga rabaan aan aysan jirin sabab aan u weerarno ma garaneyno qofkii garran waayay qof xishoonaya ma&#8217;aha ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa muuqata in uu sii xoogeysanayo khilaafka ka dhaxeeya wali hoggaanka sare ee Ururka Ahlu Sunna Waljameeca iyo Dowladda Dhexe ee Federaalka iyadoo Dhuusa-Mareeb ay ku wada sugan yihiin labo garab oo iska soo horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheekh Xassan oo degmada Dhuusa-Mareeb kula hadlayay qaar ka mid ah taageerayaasha Ahlu Sunna ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ay ku qasbanaan doonaan sida uu hadalka u dhigay in\u00a0 ay hubkooda qaataan. Macalin Maxamuud ayaa sheegay in dhaqamada sida uu hadalka u dhigay hadda ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63049"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63054,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63049\/revisions\/63054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}