{"id":6304,"date":"2012-05-19T10:28:35","date_gmt":"2012-05-19T10:28:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6304"},"modified":"2012-05-19T10:30:33","modified_gmt":"2012-05-19T10:30:33","slug":"qaraxyo-geestay-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-ayaa-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/qaraxyo-geestay-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-ayaa-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Qaraxyo  geestay Qasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac Oo ka dhacay suuqa bakaaraha."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag-dag.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6305\" title=\"dag dag\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag-dag-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\n<strong>SHABAKADA\u00a0 WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Qaraxyo is xig xigay ayaa mar dhaw laga maqlay gudaha suuqa weyn ee bakaaraha xili halkaasi ey ka socdeen hawlo bur burinayo sandaqadaha sharci darada ah .<\/p>\n<p>Qaraxa koowaad \u00a0ayaa waxa uu ka dhacay \u00a0Suuqa cabdalla shideeye oo xiligaasi ey ku sugnaayeen ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliska Sida ey Caddeynayaa Gob joogayaal u waramay WARSOM.COM \u00a0Ayaa waxa ey sheegeen in qaraxani ey ku dhimatay qof hawayn ah 3 kalana ay ku dhaawacmeen oo midu uu ahaa ciidanka dowlada .<\/p>\n<p>isla Qaraxa labaad ayaa waxa uu ka dhacay Goob aan sidaa uga Fogeen Suuqa Cabdalla Shideye Qaraxaaso oo ahaa Bam Gacmeed Lagu weeraray Ciidamada Dowlada ee Halkaasi Ka Wada hawl Galo.<\/p>\n<p>Ilaa Iyo Iminka Ma Cadda Qasaaraha Dhabta ah ee Ka Dhashay Labadaasi qarax iyo Tacshiirada ey furen ciidamada dowlada KMG Xaaladda goobahaasi ayaa ah mid iminka Cakiran Waxaana Ku Sii Qulqulaya Ciidamo Ka tirsan Kuwa Dowlada Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA\u00a0 WARARKA WARSOM.COM Qaraxyo is xig xigay ayaa mar dhaw laga maqlay gudaha suuqa weyn ee bakaaraha xili halkaasi ey ka socdeen hawlo bur burinayo sandaqadaha sharci darada ah . Qaraxa koowaad \u00a0ayaa waxa uu ka dhacay \u00a0Suuqa cabdalla shideeye oo xiligaasi ey ku sugnaayeen ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliska Sida ey Caddeynayaa Gob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6304","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6304"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6307,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6304\/revisions\/6307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}