{"id":63037,"date":"2020-02-14T21:44:58","date_gmt":"2020-02-14T18:44:58","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63037"},"modified":"2020-02-14T22:42:29","modified_gmt":"2020-02-14T19:42:29","slug":"m-weyne-farmaajo-oo-yiri-jubaland-kenya-maaha-ee-waa-in-ay-faraha-kala-baxdo-kenya-arrimaha-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/m-weyne-farmaajo-oo-yiri-jubaland-kenya-maaha-ee-waa-in-ay-faraha-kala-baxdo-kenya-arrimaha-jubaland\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Yiri: Jubaland Kenya Maaha ee Waa In ay Faraha Kala Baxdo Kenya Arrimaha Jubaland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Wareysi gaar ah siinayay TV Universal ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, gaar ahaan ciidamada dowladdu ay geysay gobolka Gedo, fara-galinta Kenya iyo waliba doorashadii ka dhacday Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya mas\u2019uul ka tahay sida uu hadalka u dhigay guud ahaan Amniga dalka iyo difaaca xudduudaha isaga oo ku eedeeyay dowladda Kenya in ay fara-galin gaar ah ku heyso qeybo ka mid ah gayiga Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kenya maxaa ka galay Jubbaland, waxba kama galin faragalinna kuma sameyn karto, arrin ayaa naga dhaxeysa oo Badda ah waadna ogtihiin arintaa meel walba ayeey u mareysaa siddii ay saameyn ugu yeelan laheyd gaar ahaan Jubbaland oo ay dooneyso in ay gaashaan ka dhiggato\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in marnaba aysan raali ka aheyn in Jubbaland u ekaato meel loo isticmaalayo burburinta dowladda iyo dhibaateynta Soomaaliya \u2018\u2019 Qof kasta oo rabitaanka noocaa ah aqbalsan waxaan u arkeynaa qof aan danta Soomaaliya ka shaqeyneynin\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in markii hore dowladdaha dareyska qaarkood isku adeegsan jireen madaxda Soomaalida dhaxdooda gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisal Wasaaraha, laakiin waxaa uu sheegay in iyagu markii ay taa fahmeen hadda loo wareegay dhinaca Dowlad Gobolleedyada oo loo adeeg-sanayo sidii dowladda loogu fashilin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dowlad Gobolleedyada oo idil ma\u2019aha Mid ama Labo ayaa la dhihi karaa, gaar ahaan Jubbaland oo aan wali annaga doorashadii ka dhacday aqoosaneyn\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xili wali uu jiro khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhaxeeya dowlad gobolleedyada Jubbaland iyo Puntland oo isku dhinac ah iyo Dowladda dhexe ee Federaalka, iyadoo arintan ay marar badan oo hore isku dayeen in ay soo afjaraan xubnaha beesha caalamka ee taageerrada siiya Soomaaliya oo kulamo gooni gooni ah la yeeshay madaxda dowlad gobolleedyada iyo Dowladda dhexe intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Wareysi gaar ah siinayay TV Universal ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, gaar ahaan ciidamada dowladdu ay geysay gobolka Gedo, fara-galinta Kenya iyo waliba doorashadii ka dhacday Jubbaland. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya mas\u2019uul ka tahay sida uu hadalka u dhigay guud ahaan Amniga dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63038,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63037","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63037"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63053,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63037\/revisions\/63053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}