{"id":6299,"date":"2012-05-19T07:28:53","date_gmt":"2012-05-19T07:28:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6299"},"modified":"2012-05-19T07:31:12","modified_gmt":"2012-05-19T07:31:12","slug":"dowladda-maraykanka-oo-gaadiid-ciidan-ku-wareejisay-dowladda-kmg-soomaaliya-iyo-midowga-afrika-oo-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/dowladda-maraykanka-oo-gaadiid-ciidan-ku-wareejisay-dowladda-kmg-soomaaliya-iyo-midowga-afrika-oo-sheegay\/","title":{"rendered":"Dowladda Maraykanka oo gaadiid ciidan ku wareejisay dowladda KMG Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo sheegay"},"content":{"rendered":"<h2><span style=\"color: #0000ff;\"><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/hadiyad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6301\" title=\"hadiyad\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/hadiyad-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\nSHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/em><\/span><\/h2>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday dowladda KMG Soomaaliya gaadiidka xamuulka<br \/>\nah ee ay isticmaalaan ciidamada, kuwaas oo gaarayey 28-gaari oo isugu jiray kuwa<br \/>\nwaa weyn iyo kuwa yaryar, waxaana ku wareejiyey gaadiidkaasi dowladdaz KMG<br \/>\nMidowga Afrika oo wakiil ka ahaa dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Munaasabaddii lagu wareejinayey gaadiidka ayaa waxaa hadal ka jeediyay mid ka<br \/>\nmid ah saraakiisha ciidamada Midowga Africa, wuxuuna sheegay in deeqda gaadiidka<br \/>\nah ee la siiyey dowladda KMG ay qeyb ka tahay sida uu yiri dib u dhiska<br \/>\nciidamada iyo soo celinta nabadgalyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga dowladda KMG Soomaaliya C\/wahaab Ugaas Khaliif oo isna ka<br \/>\nhadlay munaasabadda ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan taageerada ay dowladda<br \/>\nMareykanka u fidisay dowladda KMG, wuxuuna intaasi ku daray in dowladoodu ay<br \/>\nbaahi weyn u qabto inay caalamku ka caawiyaan waxyaabo badan, gaar ahaan dib u<br \/>\ndhiska ciidamada oo uu sheegay inay ku burbureen dagaaladii sokeeye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowlada Japaan ayaa horay ugu deeqday Dowlada Soomaaliya Gawaarida Ciidamad<br \/>\ngaar ahaan kuwa Booliska taas oo ay ugu talagashay inay ku saacido dib u dhiska<br \/>\nciidamada Soomaaliya, iyadoo gaadiidkan uu Mareykanku ugu deeqay dowladda KMG<br \/>\nwaxa uu noqonayaa kii labaad ee ay bishan gudaheeda hesho dowladda KMG<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday dowladda KMG Soomaaliya gaadiidka xamuulka ah ee ay isticmaalaan ciidamada, kuwaas oo gaarayey 28-gaari oo isugu jiray kuwa waa weyn iyo kuwa yaryar, waxaana ku wareejiyey gaadiidkaasi dowladdaz KMG Midowga Afrika oo wakiil ka ahaa dowladda Mareykanka. Munaasabaddii lagu wareejinayey gaadiidka ayaa waxaa hadal ka jeediyay mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6299","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6299"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6299\/revisions\/6303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}