{"id":62988,"date":"2020-02-12T22:31:20","date_gmt":"2020-02-12T19:31:20","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62988"},"modified":"2020-02-12T23:34:29","modified_gmt":"2020-02-12T20:34:29","slug":"kulan-looga-hadlayo-maqaamka-gobolka-banaadir-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/kulan-looga-hadlayo-maqaamka-gobolka-banaadir-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Kulan Looga Hadlayo Maqaamka Gobolka Banaadir oo Muqdisho Ka Furmay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Kulan Wadatashi ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dastuurka ee XFS loogana hadlayo Maqaamka Muqdisho ayaa ka furmay yo kaalinta kaga aadan dib-u-eegista Dastuurka Qaranka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirro iyo xildhibaano \u00a0ka tirsan DFS, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish, Guddoomiye ku-xigeennada maamulka gobolka Banaadir, qaar ka mid ah \u00a0Agaasimayaasha Dowlada hoose Xamar iyo xubna ka socday beesha caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho \u00a0Cumar Maxamud Maxamed \u00a0Cumar Filish \u00a0oo madasha ay dooda ka socotay ka \u00a0hadlay ayaa faah-faahiyay aragtida dadweynaha Caadimadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Magaalada Muqdisho waxaa k unool dad lagu qiyaasay in kabadan \u00a03-Milaan oo qof kuwaas oo aan laheyn matalaad siyaasi ah iyo maqaamka \u00a0Caasimadeed waxaana aragtida dadweynaha Muqdisho kamid ah in ay helaan \u00a0xaquuq lamid ah kuwa dowlad goboleedyada taas oo qeyb ka qaadan doonta \u00a0dib u dhiska Caasimadda iyo in magaalada ay soo ceshato heybadii ay \u00a0barisamaadkii laheyd\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarada arimaha Gudaha ee XFS mudane Cabdi Maxamed Sabriye \u00a0waxaa uu ka hadlay muhiimada ay lee dahay maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa arin muhiim ah in doodan la qabto islamarkaana la xaliyo baahiyaha ay tabanayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee reer Muqdisho waxaan uga mahadcelinaaya wasaarada Dastuurka sida ay isaga xilsaareyso howlaha kusaabsan maqaamka Muqdisho\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac oo furay kulankani ayaa ka hadlay dib-u-eegista Dastuurka iyo kaalinta maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cUjeedka Dib-u-eegista Dastuurka qaranka waa in ay noqotaa mid ay \u00a0kuwada qanacsan yihiin umada Soomaaliyeed iyo in dood Cilmiyeeysan oo \u00a0dhaxalgal ah laga sameeyo maqaamka Caadimadda iyo helida mataalada \u00a0siyaasiga ah ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee reer Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan Wadatashi ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dastuurka ee XFS loogana hadlayo Maqaamka Muqdisho ayaa ka furmay yo kaalinta kaga aadan dib-u-eegista Dastuurka Qaranka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirro iyo xildhibaano \u00a0ka tirsan DFS, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish, Guddoomiye ku-xigeennada maamulka gobolka Banaadir, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62988"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63028,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62988\/revisions\/63028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}