{"id":62965,"date":"2020-02-11T21:58:05","date_gmt":"2020-02-11T18:58:05","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62965"},"modified":"2020-02-12T23:44:00","modified_gmt":"2020-02-12T20:44:00","slug":"taliyaha-booliska-soomaaliya-xijaar-oo-sheegay-in-lagu-soo-duulay-dalka-amnigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/taliyaha-booliska-soomaaliya-xijaar-oo-sheegay-in-lagu-soo-duulay-dalka-amnigiisa\/","title":{"rendered":"Taliyaha Booliska Soomaaliya Xijaar oo Sheegay In Lagu Soo Duulay Dalka Amnigiisa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xassan Xijaar oo maanta ka hadlayay kulan ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dalka Amnigiisa sida uu hadalka u dhigay lagu soo duulay.<\/p>\n<p>&#8221;Waxaad moodaa in hadda Amniga dalka lagu soo duulay, Ama xuduudda halaga soo galo, ama diyaarado halagu yimaadee dalkeena Amnigiisa waa lagu soo duulay, Amniga dalka meel xunbuu marayaa,\u00a0kaamirooyinkii lagu xiro waddooyinka in la qarxiyo ayaa la gaaray, dalka \u00a0horumarkiisa ayaa la diidan yahay, Injineerada waddooyinka dhisaya ayaa \u00a0la qarxiyaaa, waxaa la diidan yahay ummadda inay xasisho\u201dayuu yiri Jen. \u00a0Xijaar<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in muhiimad gaar ah leedahay in wada shaqeyn joogta \u00a0ah ay dhaxmarto Booliiska Soomaaliyeed iyo hay&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyadaha, madaama kulanka uu hadalkan ka jeedinayay uu ku saabsanaa sidii loo hagaajin lahaa xiriirka labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in \u00a0la \u00a0qarxiyay Injineeradii la dalka la keenay, isla markaana ka qeyb \u00a0qaadanayay dhismaha Wadooyinka, isagoona xusay in aan la rabin in dalka \u00a0uu galo horumar.<\/p>\n<p align=\"justify\">magaalada Muqdisho iyo duleedkeedka ayaa waxaa ka dhaca \u00a0dilal qorsheysan iyo qaraxayo, waxaana Qaraxyadaas qaarkood lagu dilay \u00a0Injineero iyo Shaqaalo Turki ah oo dhisayay wadada isku xirta Muqdisho \u00a0iyo Afgooye.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xassan Xijaar oo maanta ka hadlayay kulan ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dalka Amnigiisa sida uu hadalka u dhigay lagu soo duulay. &#8221;Waxaad moodaa in hadda Amniga dalka lagu soo duulay, Ama xuduudda halaga soo galo, ama diyaarado halagu yimaadee dalkeena Amnigiisa waa lagu soo duulay, Amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63034,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62965\/revisions\/63034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}