{"id":62898,"date":"2020-02-08T20:44:59","date_gmt":"2020-02-08T17:44:59","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62898"},"modified":"2020-02-08T23:21:21","modified_gmt":"2020-02-08T20:21:21","slug":"xubnaha-barlamaanka-aqalka-sare-oo-ansixiyey-xeerka-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/xubnaha-barlamaanka-aqalka-sare-oo-ansixiyey-xeerka-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Xubnaha Barlamaanka Aqalka Sare oo Ansixiyey Xeerka Doorashooyinka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Golaha Aqalka Sare oo maalmihii ugu danbeeyayba dood ka lahaa sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa la filayaa fadhiggooda maanta in ay meelmariyaan sharcigan oo horay ay u soo gudbiyeen xildhibaannada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ee Aqalka sare ayaa la filayaa in dood kaddib xildhibaannada codka kalsoonida u qaadaan sharcigan waxaana loo badinayaan in ugu danbeyntii \u00a0ay meel mariyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa 28-kii bishii December ee sanadkii 2019 ansixiyay sharcigan, waxaana marka uu Aqalka sare meel mariyo la filayaa in Madaxweynaha loo gudbiyo si kama dambeys uu meel mariyo, si ay u dhaqan gasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sharcigan ayaa la oranaa waxaa uu ka mid yahay sharuucdii ugu adkeyd ee soo mara waayadii ugu danbeeyay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo wax ka badal lagu sameeyay qoddobadii ay horay u meel mariyeen Golaha xukuumadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu Danbeyntii Aqalka Sare ayaa Meel Mariyey Xeerka Doorashayooyinka Qaranka Soomaaliya Loona Gudbiyo M\/weynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo Marka uu Saxiixana Wuu Dhaqan Geli Doonaa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Aqalka Sare oo maalmihii ugu danbeeyayba dood ka lahaa sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa la filayaa fadhiggooda maanta in ay meelmariyaan sharcigan oo horay ay u soo gudbiyeen xildhibaannada Aqalka Sare. Kulanka maanta ee Aqalka sare ayaa la filayaa in dood kaddib xildhibaannada codka kalsoonida u qaadaan sharcigan waxaana loo badinayaan in ugu danbeyntii \u00a0ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62898"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62921,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62898\/revisions\/62921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}