{"id":62885,"date":"2020-02-07T12:57:11","date_gmt":"2020-02-07T09:57:11","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62885"},"modified":"2020-02-07T19:47:39","modified_gmt":"2020-02-07T16:47:39","slug":"dowlada-mareykanka-oo-dishay-hogaamiye-ka-tirsanaa-urur-weynaha-al-qaacida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/dowlada-mareykanka-oo-dishay-hogaamiye-ka-tirsanaa-urur-weynaha-al-qaacida\/","title":{"rendered":"Dowlada Mareykanka Oo Dishay Hogaamiye Ka Tirsanaa Urur Weynaha Al-Qaacida."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Mareykanka, Donald<strong> Trump<\/strong> ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha <strong>Al Qaacida<\/strong> ee gacanka Carbeed.<\/p>\n<p>Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in<strong> Qasim al-Raymi<\/strong>, oo kooxdaas hogaaminayay tan iyo sanadkii 2015-ka lagu dilay hawlgal uu Mareykanka ka fuliyay gudaha dalka Yemen.<\/p>\n<p>Ninkan la dilay ayaa lala xiriiriyay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday danaha dalalka reer galbeedka labaatankii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Waxaa uu xilka hogaaminta kooxda kala wareegay ninkii isaga ka horeeyay ee ay Mareykanka sido kale ku dileen duqeyn dhanka cirka ah.<\/p>\n<p>Kooxdan ayaa la asaasay sanadkii 2009, waxaana ujeedkoodu ugu weyn ay ku sheegeen sidii ay uga hortagi lahaayeen danaha Mareykanka iyo dalalka reer galbeed ee gobolka.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape no-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/110791510_618e10da-cd84-48e9-b6df-5b256706ad59.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/110791510_618e10da-cd84-48e9-b6df-5b256706ad59-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/110791510_618e10da-cd84-48e9-b6df-5b256706ad59-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/110791510_618e10da-cd84-48e9-b6df-5b256706ad59.jpg 375w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\n<\/span><\/figure>\n<p>Ururka ayaa saameyn badan ku lahaa dalka Yemen, waxaana uu ka faaideystay xasilooni darrida ka taagan dalkaas, taas oo saameysay dalal badan.<\/p>\n<p>Wararka ku saabsan in Mareykanka uu dilay hogaamiyaha Al Qaacida ee Yemen ayaa soo shaac baxday bishii Janaayo, haseyeeshee kooxda ayaa soo duubtay cod u muuqday in la duubay xilli hore.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay aqalka cad ee Mareykanka waxaa lagu xaqiijiyay dhimashada al-Raymi&#8217;s, balse lama sheegin xilliga la dilay.<\/p>\n<p>&#8220;Dhimashadiisa waxaa ay sii kala daadineysaa Al Qaacidada gacanka Carbeed iyo dhaqdhaqaaqa kooxda ee caalamka, waxaana ay inoo suurtagalineysaa in aynu ka takhalusno khatarta ay kooxdaas ku heyso nabadgelyada caalamka,&#8221; ayaa lagu yiri qoraalkii kasoo baxay aqalka cad.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in dhimashada hogaamiyaha kadib, danaha Mareykanka ee gobolka uu badqabo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed. Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Qasim al-Raymi, oo kooxdaas hogaaminayay tan iyo sanadkii 2015-ka lagu dilay hawlgal uu Mareykanka ka fuliyay gudaha dalka Yemen. Ninkan la dilay ayaa lala xiriiriyay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62885"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62885\/revisions\/62891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}