{"id":62881,"date":"2020-02-07T12:46:25","date_gmt":"2020-02-07T09:46:25","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62881"},"modified":"2020-02-07T19:52:53","modified_gmt":"2020-02-07T16:52:53","slug":"62881","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/62881\/","title":{"rendered":"Waa Maxay Sababta Ay Puntland U Xirtey Xafiiskii Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka?"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland\u00a0<a href=\"https:\/\/horseedmedia.net\/2020\/02\/06\/puntland-oo-xirtay-xafiiskii-gudigga-dooraashooyinka-dfs\/\">Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad<\/a> ayaa lagu wargeliyey hay\u2019adaha ay khuseyso in laga bilaabo 6 Feberaayo oo ahayd maalintii shalay ee Khamiista la xiro xafiiska Gudiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay Wasiirka wax faah-faahin ah laguma sheegin sababta loo xirey.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Qoraalkan ka soo baxay Puntland ayaa xafiiska loogu yeeray in uu yahay Guddiga Doorashooyinka DFS, inkasta oo magaca guddigu yahay <strong>Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka (National Independent Electoral Commission)<\/strong> kaas oo la dhisey ka hor dowladda hadda jirta.<\/p>\n<p><strong>WARSOM.COM<\/strong> oo isku daydey in ay hesho sababta loo xirey xafiiska Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee Puntland ayaa ogaatey in uu la xiriiro fariin ka baxdey telefishanka Dowladda Puntland kaas oo la xiriirtey arrimaha doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Isla maalintii shalay waxaa xilkii laga qaadey Agaasimihii Telefishanka Puntland <strong>Jamaal Carab Yuusuf<\/strong>, waxaana si kumeel-gaar ah xilkaas u sii haynaya ku-xigeenkiisa, <strong>WARSOM.COM<\/strong>\u00a0uma suurta gelin in ay xaqiijiso in xilka qaadista Agaasimihii PLTV ay la xiriirto fariinta ka baxdey Telefishanka ee Guddiga doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, ayaa deeq bixiyaashu ku siiyaan dhaqaale badan sida Soomaaliya looga hirgelin lahaa doorashooyin dadweynuhu ka qaybqaataan, waxaana ka mid ah shaqooyinkooda wacyi gelin.<\/p>\n<p>GMDQ ayaa xafiisyo ku leh dhamaan DOwlad Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Xiriirka Puntland iyo Dowladda federaalka ayaa maraya heerkiisi ugu xumaa, waxaana arintan imaaneysa iyada oo dhawaan dalku isu diyaarinayo doorasho aan la aqoon caynka ay noqon doono.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland\u00a0Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu wargeliyey hay\u2019adaha ay khuseyso in laga bilaabo 6 Feberaayo oo ahayd maalintii shalay ee Khamiista la xiro xafiiska Gudiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya. Qoraalka ka soo baxay Wasiirka wax faah-faahin ah laguma sheegin sababta loo xirey. Sidoo Kale Qoraalkan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62881"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62881\/revisions\/62892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}