{"id":6285,"date":"2012-05-19T07:02:16","date_gmt":"2012-05-19T07:02:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6285"},"modified":"2012-05-19T07:07:54","modified_gmt":"2012-05-19T07:07:54","slug":"gaari-ay-leeyihiin-ciidamada-uganda-oo-saakay-la-gu-qarxiyay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/gaari-ay-leeyihiin-ciidamada-uganda-oo-saakay-la-gu-qarxiyay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gaari ay leeyihiin ciidamada Uganda oo saakay la gu Qarxiyay duleedka muqdisho."},"content":{"rendered":"<div><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/amisom-war11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6288\" title=\"amisom-war11\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/amisom-war11-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\nSHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Wararka Somali globe .net ka soo gaaraya duleedka magaalada muqdisho ayaa sheegaya in gaari nooca loo yaqaan tow ga in lagu qarxiyay inta u dhexeeysa deeganada sheikh cali cabdulle iyo deeganka Gubadley ee duleedka muqdisho.<\/p><\/div>\n<div>\n<p>Gaarigani saakay qaraxa lala eegatay ayaa waxay wararku sheegayaan in ay leeyihin ciidamada Uganda eek u sugan magaalada muqdisho<br \/>\nKaasi oo dadka ka agdhow goobta qaraxa lagula eegtay ay sheegen in gaariga uu gabi ahaan halkaasi uu ku basbeelay.<\/p>\n<p>Ilaa iyo iminka ma jirto wax war ah oo ka soo ifbaxay taliska ciidamada Uganda ee magaalada muqdisho oo ku aadan qaraxa saakay abaare sideedii aroornimo lagu qarxiyay agagaarka sheikh cali cabdulle iyo Gubadley\u00a0 lasoco waxii warar ah ee ka soo ifbaxa qaraxani waxaan idiinku soo gudbin donaa warbixinaadkeyna soo socda.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Wararka Somali globe .net ka soo gaaraya duleedka magaalada muqdisho ayaa sheegaya in gaari nooca loo yaqaan tow ga in lagu qarxiyay inta u dhexeeysa deeganada sheikh cali cabdulle iyo deeganka Gubadley ee duleedka muqdisho. Gaarigani saakay qaraxa lala eegatay ayaa waxay wararku sheegayaan in ay leeyihin ciidamada Uganda eek u sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6285","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6285"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6287,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6285\/revisions\/6287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}