{"id":62844,"date":"2020-02-05T00:53:20","date_gmt":"2020-02-04T21:53:20","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62844"},"modified":"2020-02-05T01:18:24","modified_gmt":"2020-02-04T22:18:24","slug":"petition-u-codee-diidmada-xeer-doorasho-qabiil-dhiiri-gelinaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/petition-u-codee-diidmada-xeer-doorasho-qabiil-dhiiri-gelinaya\/","title":{"rendered":"Petition: U Codee Diidmada Xeer Doorasho oo Qabiil Dhiiri Gelinaya."},"content":{"rendered":"<p>Kusoo Dir Magacaaga,Telfonkaaga,iyo Halka Aad Ku Sugantahey, Emailkan\/ warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/u-codee.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/u-codee.jpg\" alt=\"\" width=\"128\" height=\"85\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/u-codee.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/u-codee.jpg\" alt=\"\" width=\"128\" height=\"85\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/u-codee.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/u-codee.jpg\" alt=\"\" width=\"128\" height=\"85\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xisbiyo Siyaasadeed oo Kor U Dhaafaya Konton Xisbi Ayaa Maanta Shir ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Kuwaas oo Bayaan Diidmo ah Kala Hor Yimid Nidaamka Doorasho ee Dalka Soomaaliya,Doodiisuna Hadda Ka Socoto Barlamaanka Aqalka Sare Iyadoo ay Hore Usoo Ansixiyeen Barlamaanka Federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xisbiyada ayaa Sheegay In aanu Nidaamkani Munaasab U aheyn Dalka Xiligaa Sababo Badan Awgood,ayna Wax Laga Xumaado Tahey In Golayaasha Qaranku Ku Mashquulaan Qodobo Ka Mid ah Nidaamka Doorsho Isla Markaasna Dhegaha Laga Fureysto Cabashada Iyo Codsiyada Ka Imaanaya Inta Bada Axzaabta Dalka iyo Qaybaha Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xisbiyadan oo Si Cad U Qaadacey Nidaamka Doorasho ee ay Golayaashu Ka Hadlayaan In Aanu Dalku Xiligan Doorasho Ku Geli Karin Marka La Eego Xagga Amniga,Dhaqaalaha,isu Dheeli Tirnaanta Awood Qaybsiga Goboladda iyo Beelaha Soomaaliyeed,uuna Dhiiri Gelinayo Nidaamka 4.5 oo La Rabo In Laga Guuro Loona Guuro Dimuquraadiyad ku Dhisan Nidaamka Axzaabta Badan,iyo Doorasho Daah Furan oo Xor iyo Xalaal ah.<\/p>\n<p>Bayaanka Xisbiyadu ku Qaadaceen Nidaamka Doorasho ee Golayaasha Qaranka Soomaaliyeed Ka Hadlayaan Ayaa U Qornaa Sidatan;\u2013<\/p>\n<p><strong><u>XISBIYADA SIYAASADDA EE SOOMAALIYA<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>BAYAANKA AXSAABTA SIYAASADDA EE KU<\/strong><\/p>\n<p><strong>AADDAN NIDAAMKA DOORASHOOYINKA DALKA<\/strong><\/p>\n<p><strong>2020\/2021<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>MOGADSHU, Dorbin H0TEL<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0 03\/02\/2020.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>HORDHAC<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay maraysaa marxalad adag oo u baahan go\u2019aan qaadasho geesinimo leh, si loo soo celiyo dhismo qaran adag oo saldhigiisu yahay caddaalad,\u00a0 dimuqraadiyad iyo\u00a0 sarraynta sharciga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Axzaabta siyaasadeed ee dalka waxay u taagaan yihiin xaqiijnta iyo kamiro-dhalinta nidaam dimuqraadi ah oo ka hirgala Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya, sida ku cad Qodobka Kowaad ee dastuurka Qaranka oo sidan u qoran;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<strong><em>Soomaaliya waa Jamhuuriyad Federaal ah, lehna gobanimo, dimuqraadi ah,\u00a0 oo ku dhisan matalaadda dadweynaha loo dhan yahay oo ku salaysan nidaamka Axzaabta badan iyo caddaalad bulshadeed\u201d<\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si loo helo\u00a0 horu\u2019mar, caddaalad iyo sinnaan buuxda,waxa shacbiga Soomaaliyeed ee daalay uu u baahan yahay\u00a0 nabad, xasillooni siyaasadeed,\u00a0 horu\u2019mar iyo in laga saaro mugdiga iyo jahawareerkan gaamuray oo loo raro\u00a0 iftiin iyo dimuqraadiyad uu caalamka kaga midnoqdo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Laga bilaabo 1977, Soomaaliya waxay soo martay marxalado adag oo kala duwan oo\u00a0 siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba dib u dhacweyni ku ridday dhismihii qarannimo.<\/p>\n<p>Hase yeeshee uguma horrayso dal burburay, wayna soo kaban kartaa si dhakhso ah, haddii\u00a0 lagu wajaho dadaal, daacadnimo iyo go\u2019aanno adag oo doorasho xaq iyo xalaal ah oo dalka hore u mar u horseedda la suuro galiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida lawada ogsoon yahay doorashadii 2016kii waxa laga muujiyay walaac weyn nidaamka Afar Dhibic Shan (4.5), haseyeeshee tanaasulaad iyo wada hadal dheer kaddib, waxaa lagu heshiiyay in\u00a0 markaas kali ah laga dhigo doorashada mid dadban\u00a0 oo ku salaysan nidaamka\u00a0 Afar Dhibic Shan oo aan markale dib loogu noqonayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bishii Juun, 2018kii, magaalada Baydhabo waxaa madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Dawlada Federaalka ah\u00a0 ku saxeexdeen heshiis\u00a0 ah nooca doorasho ee dalka laga qaban doono 2020\/21, kaasoo ah doorashada loo yaqaan nidaamka Isu dheelitiran, Liiska Xiran ( Propotional Representation Closed list).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka ee Madax Bannaan (GDMB) go\u2019aankaas ayaa lagu hawl galiyay, wayna dhammaystireen dhammaan tallaabooyinkii iyo qorshahii ay dhigteen ee loo baahnaa si doorasho u dhacdo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sharicigii Axsaabta waa la ansixiyay,\u00a0 kii doorashooyinka oo\u00a0 ku salaysan nidaamkii lagu heshiiyay,\u00a0 muddo 3 sannadood ah waa laga doodayay, cidkasta waa laga talo galiyay, Golaha Wasiirradu way ansixiyeen, Baarlamaankuna akhrintii koowad\u00a0 ayay mariyeen. Waxa haddaba nasiib darro noqotay in laga garab abuuray mid kale oo an marxaladda dalka iyo dadku marayaan\u00a0 ku habboonayn.<\/p>\n<p>Haddi\u00a0 la qaato nidaamkaas\u00a0 cusub ee lagu taliyay, waxaa hubaal ah in dib u dhac weyni ku imaan doono geeddi socodka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>Dareen iyo Digniin;<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Haddaannu nahay xisbiyada\u00a0 halkaan ku saxiixan, waxaannu si wada jir ah\u00a0 uga soo hor jeednaa, kana digaynaa qodobada soo socda;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Nidaamka ay Guddiga farsamada ee Golaha Shacabka soo jeediyeen ee FPTP oo 4.5 salka looga dhigay ma waafaqsana Dastuurka Qaranka qodobkiisa 22. xarafka 2 ee qeexaya in Qof kastaa uu xag u leeyahay in la doorto amma wax uu doorto.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li><strong>Sharcigaasi mid Soomaaliya xaaladeeda anfaci kara ma ahan, waa nooc dawladaha hore u maray ay doorashooyinka ku galaan. Waxaa intaas dheer in ay ku taliyeen in 4.5 dib loogu noqdo;<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li><strong>Talada Guddiga Farsamada ee Golaha Shacabka\u00a0 soo qoray in kuraasta la gayn doono deegaannada isla markaana deegaanka oo dhammi u codayn doono, waxaannu u aragnaa inay nabadgelyo xumo iyo jahawareer ay arrintaasi keeni doonto;<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li><strong>Nidaamkaas cusub ee la keenay wuxuu keenayaa in beelaha kuraastaas ku fadhiya ay waligood ku fadhin doonaan,\u00a0 muwaadiniinta kalena\u00a0 aanay xaqaas yeela\u00a0 Karin;<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"5\">\n<li><strong>Nidaamkaasi ma siin doono Barakacayaasha xuquuqdoodii doorasho amma codaynta uu Dastuurku u dammaanad qaadayay;<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"6\">\n<li><strong>Maadaama uu dalku kala maqan yahay nidaamkaasi wuxuu keeni karaa in xildhibaannada ay qaarna ku yimaaddaan doorasho, qaarna ku yimaaddaan xulasho, taasoo jahawareer keeni doonta;<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"7\">\n<li><strong>Waxaa jiri doona Odayaal dhaqameed aan aqoon iyo cilmi midna lahayn oo tiro yar ah, oo mar walba iyagu go\u00e1an ka gaara masiirka dhallin yarada haweenka iyo xeerdajinta qaranka, una horseedi doona dalka marwalba hore u mar la\u00e1an.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si loola\u00a0\u00a0 fal galo heshiisyada\u00a0 hore u marineed ee gobolka iyo caalamka ee ay Soomaaliya\u00a0 dhinaca ka tahay, waxaa lagama maarmaan ah\u00a0 in siyaasaddeena\u00a0 iyo dawlladnimadeennu noqoto\u00a0 mid la jaan qaadda siyaasadaha aan\u00a0 gobolka iyo caalamka la wadaagno.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa\u00a0 hubaal ah in Somalia ay door weyn oo siyaasad iyo\u00a0 dhaqaale ay ka\u00a0 qaadan karto\u00a0\u00a0 agendayaasha Africa 2063 amma heshiiska dhawaan dhex maray lixda dawladood ee Bariga Afrika (EAC)\u00a0 haddii aan dimuqraadiyad iyo doorasho hor ah dalkeenna ka hirgalinno.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida lawada ogsoon yahay\u00a0 Somalia waxay ku taallaa goobta ugu stratiijiksan caalamka iyo Gobolkaba,\u00a0 uguna xeeb dheer Africa. Waxay sidaas daraadeed noqon kartaa albaabka Bariga Afrika\u00a0 ugu muhiimsan ee laga galo\u00a0 Qaaradda. Haddana waa dalka ugu liitaa hore u mar iyo dhaqaaleba, waxaana sal u ah nabadgalyo xumo ay sabab u tahay qabyaalladda iyo kala qoqobid dhul iyo dadba.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Talo soo Jeedin.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaannu haddaba soo jeedinaynaa:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol>\n<li>In la qaato nidaamkii lagu jideeyaya Heshiiskii Baydhabo ee ahaa Matalaadda isu dheelli tiran, kaasoo ah kan ugu habboon marxaladda aan maraynno, markaad ka eegto xagga wadajirka mujtamaca, afkaarta, amniga iyo musuqmaasuq la\u2019aanta.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>In doorashada 2020\/21 ay noqoto mid keeni karta kalsooni buuxda iyo isu dheelli tirnaan Gobollada oo dhan, taasoo ah Nidaamka\u00a0 loo yaqaanno\u00a0 (Propotional Representation Closed List)\u00a0 waxaana si dheelli tiran looga qaban karaa dhammaan Dawllad Goboleedyada iyo caasimadda Muqdisho.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li>Liiska xiran wuxuu dawo ka yahay in codbixiyeyaashu aanay codkooda ku bixin si qabyaaladaysan oo ay u codeeyaan Afkaar iyo Axsaab si dimuqraadi ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li>Waxaannu ku talinaynaa in doorashada lagu qabto goobihii Dawllad Goboleeyada ee lagu qabtay doorashadii\u00a0 2016kii iyo gobollo kale oo lagu kordhiyo,Waxaa la dhigi karaa\u00a0 sanaaduuqda\u00a0 doorashada\u00a0 saddex ilaa afar degmo oo nabad ah oo dawllad Goboleeyada ah iyo caasimadda 17 keeda dagmo. Magaallo walbana waxaa laga samayn karaa ilaa 4 amma 5 goobood oo laga codeeyo.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"8\">\n<li>Maadaama dalka iyo dadkuba ay qaybqaybsan yihiin waxa kali ah ee isu soo dhaweyn karaa waa xisbiyo iyo araa\u2019 lagu heshiiyo, sidaas awgeed Somalia waa inay ka baxdaa xulasho iyo siyaasad\u00a0 qabyaalad ku dhisan;<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"9\">\n<li>5 waa\u00a0 nidaam caddaalad darro ku keenay\u00a0 qaybo badan oo bulshada Somaliyeed\u00a0 kamid ah, sida; Qabaa\u2019illada ka\u00a0 maqan\u00a0 Baarlamaanka, Haweenka, dhallinyarada, Barakacoyaasha iyo dadyawga la xaqiray ee loogu yeedho dhibic shan (.5)<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"10\">\n<li>Si kastaba ha noqotee waxaa maanta aad loogu baahan yahay\u00a0 in sida ugu mudan, ugu fudud xagga nabad-gelyada, uguna kharashyar loo diyaariyo doorasho caddaalad ah oo aan keenin jahawareer iyo kalsooni xumo.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Marka doorashadu dhacdo waxaa dawlladda soo dhisaya Xisbiga ku guulaysta Waxaase lagama maarmaan ah in laga heshiiyo\u00a0 qodobka 89aad\u00a0 ee Dastuurka oo caddaynaya in Madaxweynaha labada Aqal ee Baarlamaanku soo doortaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu dambayntii,xisbiyada siyaasada dalka waxay soo dhaweynayaan qodobada ay soo saareen qaramada midobey iyo daneeyeyaasha arimaha soomaaliya\u00a0<strong>18\/Dec\/2019\u00a0<\/strong>sidoo kale xisbiyada siyaasada dalka waxay raacsanyihiin una arkaan lagamamaarmaan 6da qodob ee ka soo baxay gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, kuwaasoo la xiriiray hanaanka doorasho ee dalka ka dhici kara waqtigan iyo tixgalinta baarlamaan ay ka codsadeen in uu tixgeliyo baaqooda iyo codsigooda.<\/p>\n<p>Waa fursad uu Shacbigu kusii baran karo nidaamka doorashooyinka Axsaabta iyo dimuqraadiyadda, inta\u00a0 doorasho Hal Qof iyo Hal Cod\u00a0 oo dalkoo\u00a0 dhan ka dhacdaa\u00a0 ay suuro galayso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Haddii aannu Xisbiyada nahay waxaa naga go\u00e1n in aan marnaba laga tanaasulin in doorasho xor ah oo xalaal ah oo diimuqraadi ah dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waa inaan marnaba nidaamkii 4.5 ee musuqmaasuq iyo qabiil ku salaysnaa\u00a0 aan fursad lasiinin ee dalka iyo mustaqbalka dhallinyarada oo 100\/75 ah\u00a0 iyo haweenka oo 100\/65 ah\u00a0 loo oggolaado xaqooda siyaasadeed sida ku qeexan Dastuurka Qaranka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya<br \/>\n(Mudane Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo).<br \/>\nKu: Raysul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 (Mudanae Xasan Cali Khayre).<br \/>\nKu: Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 (Max\u2019ed Mursal Sh.C\/raxmaan).<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ku:\u00a0 Gudoomiyaha Aqalka Sare<\/strong><\/p>\n<p><strong>(Cabdi Xaashi C\/llaahi)<br \/>\nKu: Ergayga Qaramada Midoowe Ee Soomaaliya<br \/>\n(James Swan).<br \/>\nOg: Midowga Yurub.<br \/>\nOg: African Union.<br \/>\nOg: Urur Goboleed IGAD.<br \/>\nOg: Jaamacada Carabta.<br \/>\nOg: Ururka Iskaashiga Islaamka.<br \/>\nOg: Safaarada TURKI Ee Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62785 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq-225x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq-225x300.jpeg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq-768x1024.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq-696x928.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq-315x420.jpeg 315w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq-630x840.jpeg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq.jpeg 780w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62786 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1-225x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1-225x300.jpeg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1-768x1024.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1-696x928.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1-315x420.jpeg 315w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1-630x840.jpeg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq1.jpeg 780w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62787 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2-225x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2-225x300.jpeg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2-768x1024.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2-696x928.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2-315x420.jpeg 315w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2-630x840.jpeg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq2.jpeg 780w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62788 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4-225x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4-225x300.jpeg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4-768x1024.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4-696x928.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4-315x420.jpeg 315w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4-630x840.jpeg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq4.jpeg 780w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62789 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq5.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62790 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq6.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62791 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62792 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq8.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62793 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq9.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62794 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq10.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62795 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq11.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62796 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq12.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62797 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq13.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62798 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq14.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62799 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq15.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-62800 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-300x225.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-80x60.jpeg 80w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-160x120.jpeg 160w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-265x198.jpeg 265w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-530x396.jpeg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-696x522.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1-560x420.jpeg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/baq7-1.jpeg 1040w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kusoo Dir Magacaaga,Telfonkaaga,iyo Halka Aad Ku Sugantahey, Emailkan\/ warsom2011@gmail.com &nbsp; &nbsp; Xisbiyo Siyaasadeed oo Kor U Dhaafaya Konton Xisbi Ayaa Maanta Shir ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Kuwaas oo Bayaan Diidmo ah Kala Hor Yimid Nidaamka Doorasho ee Dalka Soomaaliya,Doodiisuna Hadda Ka Socoto Barlamaanka Aqalka Sare Iyadoo ay Hore Usoo Ansixiyeen Barlamaanka Federalka Soomaaliya. Xisbiyada ayaa Sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,34,30,3,36],"tags":[],"class_list":["post-62844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-ogeysiiska-iyo-iidhehyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62844"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62851,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62844\/revisions\/62851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}