{"id":6280,"date":"2012-05-19T06:54:33","date_gmt":"2012-05-19T06:54:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6280"},"modified":"2012-05-19T06:54:33","modified_gmt":"2012-05-19T06:54:33","slug":"shiikh-axmed-ilkacase-oo-sheegay-in-wax-laga-xumaado-ku-tilmaamay-in-aan-lagu-cazuumin-shirka-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/shiikh-axmed-ilkacase-oo-sheegay-in-wax-laga-xumaado-ku-tilmaamay-in-aan-lagu-cazuumin-shirka-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Shiikh Axmed Ilkacase  oo Sheegay in wax laga xumaado ku tilmaamay in aan lagu cazuumin shirka adis ababa."},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/p>\n<h2><span style=\"color: #0000ff;\"><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Ahli-sunna.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6281\" title=\"Somali militants from the pro-government Ahlu Sunna Waljamaca group perform a religious hymn during a military exercise in Bermuda neighborhood\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Ahli-sunna-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/em><\/span><\/h2>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-size: x-small;\">Ahlusuna Waljameeca ayaa Sheegtay in Aan lagu Casuumin Shir looga Hadlaayo Arimaha Roudmapka Oo ay ka Qeyb Galayaan Madaxda DKMG iyo Maamul Gobaleedyada Kaasi Oo kadhacaya Magaalada Adis Abab Ee Dalka Ethiopia<br \/>\n<\/span><span style=\"font-family: Calibri; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: small;\"><br \/>\nShiikh Axmed Ilkacase Ayaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Aan Lagu Casuumin Shirka Looga Hadlayo Arimaha Roudmapka oo ay ka Qeyb Galayaan Dhamaan Madaxda Sare ee Dowlada Laakin Ka Ahlu Sunna ahaan aan Lagu Casuumin.<\/p>\n<p>Shiikh Axmed Ilkacase &#8221; Shirkaa Ka Dhacayay England Waanalagu Cazuumay Laakin Shirkaan Wax Lagu fahansiinayo Dadka Diidan Dastuurka Qabya Qoraalka Ah Waa Garan Weynay Sababta Noolagu Cazuumi Waayay&#8221; ayu yiri<\/p>\n<p>Goor Hore Ayeey Ahay Xili Ra&#8217;iisul wazaaraha Ethopia uu Sheegay in Soomaali ay ku wanaagsantahay in wax walba oo la siinayo calaa qof gacanta loogu saaro uusanba qofba qofkale wakiil uusan ka noqon.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<\/p>\n<p>Muqdisho,Somaliya<\/p>\n<p><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Ahlusuna Waljameeca ayaa Sheegtay in Aan lagu Casuumin Shir looga Hadlaayo Arimaha Roudmapka Oo ay ka Qeyb Galayaan Madaxda DKMG iyo Maamul Gobaleedyada Kaasi Oo kadhacaya Magaalada Adis Abab Ee Dalka Ethiopia Shiikh Axmed Ilkacase Ayaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Aan Lagu Casuumin Shirka Looga Hadlayo Arimaha Roudmapka oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6280","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6282,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6280\/revisions\/6282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}