{"id":62778,"date":"2020-02-04T00:16:23","date_gmt":"2020-02-03T21:16:23","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62778"},"modified":"2020-02-04T01:38:58","modified_gmt":"2020-02-03T22:38:58","slug":"gudiga-doorashooyinka-somaliland-xubin-ka-mid-aheyd-oo-is-casiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/gudiga-doorashooyinka-somaliland-xubin-ka-mid-aheyd-oo-is-casiley\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashooyinka Somaliland Xubin Ka Mid aheyd oo Is Casiley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xasan Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa guddida doorashooyinka Somaliland ayaa mar dhowayd iska casilay guddidaasi si ay u qabsoonto doorashooyinkii murarka badan dib u dhigay.<\/p>\n<p>Xubintan iska casilay guddida doorashooyinka ayaa ahaa xubintii uu xisbiga UCID u magacaabay guddida, waxaanay sheegeen in danta dalka iyo dadka darteed uu iskaga casilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan go\u2019aansaday in aanan qayb ka noqon in dimuqraadiyada Somaliland mugdi gasho, markaan arkay caqadaha \u00a0hor istaagay in doorashooyinku qabsoomaan iyo hab raaci dimuqraadiyada inaan u fududeeyo dalkayga iyo dadkayga oo ka qayb noqdo xalka u horseedaya \u00a0inay doorashooyinku dhacaan taas oo somaliland ku soo caano maashay, waxaana tixgalinaya codsigii nooga yimid xisbiyada\u201dayuu yidhi Xasan Yuusuf Ducaale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu ka codsaday xubnihii kale inay is casilaan \u201cWaxaan ka codsanaya xubnaha kale inay u dhego nuglaadan codsigi xisbiyada uga yimid ee ahaa inay is casilaan maadaama oo aanay jirin cid ay doorasho u qabanayaan.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddidan doorashooyinka waxa ka hor yimid xisbiyada mucaaradka, madaxweynuhu waxa uu sheegay in aanu awood u lahayn inuu kala diro illaa ay is casilaan mooyee, waxaanay xisbiyadu ka dalbadeen inay iskood isku casilaan si ay u qabsoonto doorashooyinkii mudadda badan la filayey inay dhacdo ee golaha Wakiilada iyo deeganka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa guddida doorashooyinka Somaliland ayaa mar dhowayd iska casilay guddidaasi si ay u qabsoonto doorashooyinkii murarka badan dib u dhigay. Xubintan iska casilay guddida doorashooyinka ayaa ahaa xubintii uu xisbiga UCID u magacaabay guddida, waxaanay sheegeen in danta dalka iyo dadka darteed uu iskaga casilay. \u201cWaxaan go\u2019aansaday in aanan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62778"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62806,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62778\/revisions\/62806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}