{"id":62768,"date":"2020-02-03T22:47:29","date_gmt":"2020-02-03T19:47:29","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62768"},"modified":"2020-02-04T01:42:06","modified_gmt":"2020-02-03T22:42:06","slug":"puntland-wasaaradeeda-waxbarashada-oo-sheegtay-in-ay-heshay-hab-ay-uga-maaranto-shahaadada-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/puntland-wasaaradeeda-waxbarashada-oo-sheegtay-in-ay-heshay-hab-ay-uga-maaranto-shahaadada-dfs\/","title":{"rendered":"Puntland Wasaaradeeda Waxbarashada oo Sheegtay in ay Heshay Hab ay uga Maaranto Shahaadada DFS."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in ardayda reer Puntland ee dalka dibadiisa jaamacaddaha u aadaya aysan caqabad ku ahaan karin la&#8217;aanta shahaadada dowladda Soomaaliya bixiso.<\/p>\n<p>Agaasimaha tacliinta sare ee Puntland,\u00a0<span class=\"_5yl5\">Maxamed Axmed Warsame (Shirdoon)<\/span>ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada Puntland ay horey uga fekertay in arday ka baxay dugsiyada sare uusan u xanibnaan shahaado iyo caddeymo kale.<\/p>\n<p>&#8220;Arday kasta oo reer Puntland ah waxaan shahaadadiisa, role numberkiisa iyo darajada imtixaanka uu ku baasay ku muujinay website-ka rasmiga ah ee wasaaradda waxbarashada, halkaas ayay ka arki kartaa jaamacad kasta,&#8221; ayuu yidhi agaasimaha tacliinta sare Shirdoon.<\/p>\n<p>Shirdoon waxa uu sheegay ujeedada ay ka leeyihiin arrintaan inay tahay in ardaydu u baahan safaarad iyo meel kale oo lagasoo xaqiijiyo ardayga macluuumaadkiisa waxbarasho.<\/p>\n<p>Sanadkaan gudihiisa iyo sanadkii hore dhammaadkiisa waxay wasaaradda waxbarashada Puntland shaacisay inay deeq waxbarasho u dirtay boqolaal arday oo ku baxay shahaadada Puntland laga bixiyo.<\/p>\n<p>Waxay wasaaraddu sheegtay in dalal badan laga aqoonsan yahay shahaadada Puntland ay bixiso.<\/p>\n<p>Puntland iyo dowladda federalka Soomaaliya ayaa si weyn iskugu khilaafsan bixinta shahaadada, kadib markii wasiirka waxbarashada Soomaaliya uu sheegay in Puntland ay ka qeyb gasho imtixaanka heer federal ama ay isku tashato.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in ardayda reer Puntland ee dalka dibadiisa jaamacaddaha u aadaya aysan caqabad ku ahaan karin la&#8217;aanta shahaadada dowladda Soomaaliya bixiso. Agaasimaha tacliinta sare ee Puntland,\u00a0Maxamed Axmed Warsame (Shirdoon)ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada Puntland ay horey uga fekertay in arday ka baxay dugsiyada sare uusan u xanibnaan shahaado iyo caddeymo kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62768"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62809,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62768\/revisions\/62809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}