{"id":62719,"date":"2020-02-01T21:45:42","date_gmt":"2020-02-01T18:45:42","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62719"},"modified":"2020-02-01T21:56:13","modified_gmt":"2020-02-01T18:56:13","slug":"ururka-caafimaadka-adduunka-oo-shaaciyey-in-13-dal-khatar-ugu-jiraan-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/ururka-caafimaadka-adduunka-oo-shaaciyey-in-13-dal-khatar-ugu-jiraan-coronavirus\/","title":{"rendered":"Ururka Caafimaadka Adduunka oo Shaaciyey In 13 Dal Khatar Ugu Jiraan Coronavirus."},"content":{"rendered":"<p>Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa ku dhawaqay 13 waddan oo Afrikacaan ah oo khatarta weyn ugu jira Fayraska coronavirus.<\/p>\n<p>Waddamadan Afrikaanka ah oo qaarkood deris dhow la ah Soomaaliya, ayaa waxay kala yihiin, Algeria, Angola, Ivory Coast, DR Congo, Ethiopia, Ghana, Kenya, Mauritius, South Africa, Tanzania, Uganda, iyo Zambia.<\/p>\n<p>Bayaan la soo saaray jimcihii, ayay WHO ayaa ku sheegtay in wadamada la aqoonsaday ee Afrikaanka ah ay xiriir toos ah ama safar aad u tiro badan laleeyihiin Shiinaha.<\/p>\n<p>\u201cWHO waxay aqoonsatay 13 dal oo mudnaanta koowaad leh (Algeria, Angola, Cote d&#8217;Ivoire, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo, Itoobiya, Ghana, Kenya, Mauritius, Nigeria, South Africa, Tanzania, Uganda iyo Zambia) kuwaas oo xiriir toos ah ama socdaal aad u ballaaran laleh Shiinaha,&#8221; ayaa lagu yidhi bayaanka.<\/p>\n<p>Who, ayaa sheegtay, si loo hubiyo ogaanshaha deg degga ah ee cudurka loo yaqaan &#8216;coronavirus&#8217;, in loo baahan yahay\u00a0 sheybaarro tijaabinkara baaritaanka Fayraskaan isla markaana ay ka taageerayso waddamada in ay horumariyaan awooda baaris.<\/p>\n<p>\u201cMaaddaama uu yahay Fayras cusub, hadda waxaa jira laba sheybaar oo loo soo diro gobolka Afrika kuwaas oo leh awoodaha loo baahan yahay in lagu sameeyo baaritaannada noocaas ah,\u201d ayaa lagu ydihi warkaan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda caafimaadka waxay sheegtay in ay in ka badan 20 waddan u dirtay qalab caafimaad oo awoodda baarista cudurkaan, kuwaas oo la geeyay garoomada diyaaraddaha ee dalalkaas.<\/p>\n<p>&#8220;Waa muhiim in waddamadu ay dardar geliyaan diyaar-garowgooda gaar ahaan in la dejiyo habab baaritaan oo wax ku ool ah sida gagida diyaaradaha iyo meelaha kale ee muhiimka ah ee laga soo galo si loo hubiyo in kiisaska ugu horreeya si dhaqso leh loo ogaado,&#8221; ayuu yidhi Agaasimaha Gobolka ee WHO, Dr. Matshidiso Moeti.<\/p>\n<p>Ma jiraan kiisas la xaqiijiyey oo ku saabsan fayraska dilaaga ah oo laga helay qaaradda Afrika illaa iyo xilliga warbixintan ay soo baxday, inkastoo Wasiirka Caafimaadka ee Itoobiya, Lia Tadesse ay sheegtay in afar kiis oo suurogal ah ay jiraan.<\/p>\n<p>.<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa ku dhawaqay 13 waddan oo Afrikacaan ah oo khatarta weyn ugu jira Fayraska coronavirus. Waddamadan Afrikaanka ah oo qaarkood deris dhow la ah Soomaaliya, ayaa waxay kala yihiin, Algeria, Angola, Ivory Coast, DR Congo, Ethiopia, Ghana, Kenya, Mauritius, South Africa, Tanzania, Uganda, iyo Zambia. Bayaan la soo saaray jimcihii, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-62719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62719"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62723,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62719\/revisions\/62723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}