{"id":62713,"date":"2020-02-01T20:03:18","date_gmt":"2020-02-01T17:03:18","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62713"},"modified":"2020-02-01T21:58:39","modified_gmt":"2020-02-01T18:58:39","slug":"mareykanka-oo-xayiraad-cusub-dhanka-socdaalka-kusoo-rogay-lix-wadan-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/mareykanka-oo-xayiraad-cusub-dhanka-socdaalka-kusoo-rogay-lix-wadan-kale\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Xayiraad Cusub Dhanka Socdaalka Kusoo Rogay Lix Wadan Kale."},"content":{"rendered":"<p>Aqalka Cad ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanka uu xayirayo soogalootiga ka imanaya lix waddan oo cusub, oo afar ka mid ah ay yihiin waddamo Afrikaan ah.<\/p>\n<p>Tilabaadaan uu aqalka cad ee Maraykanka looga taliyo\u00a0 ku dhawaaqay ayaa horey muran badan\u00a0 iyo dhaleecayn u dhalisay.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa xannibi doona muwaadiniinta kasoo kala jeeda Ereteriya, Kyrgyzstan, Myanmar iyo Nigeria, waxaana laga mamnuucidoonaa in ay dalbadaan fiisooyin ay deganaansho rasmi ah kaga heli karaan Mareykanka, sida ku xusan sharciga cusub ee la filayo inuu dhaqan galo 22-ka Febraayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, muwaadiniinta laba dal oo kala ah Suudaan iyo Tansaaniya, ayaa laga xakamayn doonaa inay ka qaybgalaan barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka fiisaha ee si aan kala sooc lahayn u siiya kaararka cagaaran muhaajiriinta ka imaanaya waddamadooda sannad walba.<\/p>\n<p>Aqalka cad ee Mareykanka ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku sheegay in wadamada cusub ee la mamnuucay ay buuxin waayaan shuruudaha amniga qaranka Mareykanka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, xayiraadaha cusub ayaan quseyn dalxiis, ganacsi, ama safarro kale oo aan soogalootin ahayn oo ka socda waddamadaas, sida lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Wadamada cusub ayaa lagu dari doonaa liiska toddobo wadan, oo badankood yihiin Muslimiin aqlabiyad ah, oo wajahaya xayiraadii safarka ee maamulka Trump uu soo saaray sanadkii 2017.<\/p>\n<p>Dadka u dooda xuquuqda soogalootigu ayaa cambaareeyay\u00a0 xannibaadahan ugu dambeeyay, waxayna ugu yeereen Xanibaadda Afrika.<\/p>\n<p>Tallaabadan ugu dambeysay ayaa loo arkaa calaamad kale oo ah in Mareykanka uu albaabada u laabay muhaajiriinta ku hoos nool maamulka Trump.<\/p>\n<p>.<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Cad ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanka uu xayirayo soogalootiga ka imanaya lix waddan oo cusub, oo afar ka mid ah ay yihiin waddamo Afrikaan ah. Tilabaadaan uu aqalka cad ee Maraykanka looga taliyo\u00a0 ku dhawaaqay ayaa horey muran badan\u00a0 iyo dhaleecayn u dhalisay. Mareykanka ayaa xannibi doona muwaadiniinta kasoo kala jeeda Ereteriya, Kyrgyzstan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62713"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62725,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62713\/revisions\/62725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}