{"id":62681,"date":"2020-01-29T22:20:27","date_gmt":"2020-01-29T19:20:27","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62681"},"modified":"2020-01-29T22:24:46","modified_gmt":"2020-01-29T19:24:46","slug":"abaal-marin-la-guddoonsiiyey-afar-wariye-oo-soomaali-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/abaal-marin-la-guddoonsiiyey-afar-wariye-oo-soomaali-ah-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Abaal Marin La Guddoonsiiyey Afar Wariye oo Soomaali ah Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Suxufiyiintaan guulaystay waxay kasoo dhex baxeen tiro weriyaal ah oo ka qeyb qaatay tartankaan oo muhiimadiisu ahayd in saxafiyiinta ku cusub saxaafada lagu dhiirri galiyo tubta toosan ee saxaafada.<\/p>\n<p>Safiir ku xigeenka safaaradda Ingiriiska ayaa sheegay farriinta ay xambaarsan tahay abaal matrintaan in ay tahay in dowladda Ingiriiska ka go\u2019an tahay taageerada xoriyada warbaahinta<\/p>\n<p>Xoghayaha ururka iskutagga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESUJ, Maxamed Ibraahim Macalimow,\u00a0 ayaa abaalmarintaan\u00a0 inay aaminsan yihiin in ay kor uqaadayso mihnnada saxaafad iyo in weriyayaasha ay ku tartamaan sheekooyinka horumarka dalkooda.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa tilaabo wanaagsan ku tilmaamay in dowladda Ingiriisku la timid aragtida ku saabsan in weriyayaasha lagu abaal mariyo sheekooyinka wax dhisaya.<\/p>\n<p>Weriyayaasha Soomaaliyeed ayaa inta badan lagu dhaliilaa in aysan ahmiyad siinin tebinta sheekooyinka horumarka waddankooda, taas bedelkeedna ay ku mashquulaan sheekooyinka arrimaha siyaaasada iyo colaadaha sida Qaraxyada iyo dagaalada.<\/p>\n<p>Waxa kaloo dhaliishan qeyb ka ah ururada saxaafada iyo dowladda oo aan weriyaasha u sameynin barnaamijyo lagu abaal marinayo weriyaha wanaagsan iyo warbaahinta Wax\u00a0 wadhista.<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Suxufiyiintaan guulaystay waxay kasoo dhex baxeen tiro weriyaal ah oo ka qeyb qaatay tartankaan oo muhiimadiisu ahayd in saxafiyiinta ku cusub saxaafada lagu dhiirri galiyo tubta toosan ee saxaafada. Safiir ku xigeenka safaaradda Ingiriiska ayaa sheegay farriinta ay xambaarsan tahay abaal matrintaan in ay tahay in dowladda Ingiriiska ka go\u2019an tahay taageerada xoriyada warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62683,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62682,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62681\/revisions\/62682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}