{"id":62656,"date":"2020-01-29T21:04:42","date_gmt":"2020-01-29T18:04:42","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62656"},"modified":"2020-01-29T21:06:16","modified_gmt":"2020-01-29T18:06:16","slug":"barlamaanka-galmudug-oo-la-filayo-maanta-in-uu-dhageysto-musharaxiinta-m-weynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/barlamaanka-galmudug-oo-la-filayo-maanta-in-uu-dhageysto-musharaxiinta-m-weynaha\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Galmudug oo La Filayo Maanta in uu Dhageysto Musharaxiinta M\/weynaha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mid ah musharixiin xilka madaxweynaha Galmudug khudbadahooda ka hor jeedinayaan Baarlamaanka iyadoo iyadoo guddiga doorashada ay ku adkeysanayaan in sidii jadwalku ahaa maalinta Barri ah la qaban Lahaa Doorashada ayaa Dib Loo Dhigay Illaa Axadda Soo Socota.<\/p>\n<p>Waxaa jira ilaa Afar musharax madaxweyne ayaa si cad u qaadacay ka qeybgalka doorashada, sidoo kalana waxaa ka hor yimid hannaanka loo waddo doorashada madaxda ugu sarreysa Ururka Ahlu Sunna Waljameeca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharixiinta is diiwaan galiyay ku qancay ka qeybgalka doorashada ayaa waxaa ka mid ah\u00a0Axmed Cabdi Kaariye \u00a0Qoor Qoor, Cabdiraxman Axmed Sabriye, Axmed Shire \u00a0Maxamed (falagle) iyo Axmed Cabdullaahi Samater.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo ah hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheegay in dhankooda ay soo dhisi doonaan maamul cusub dhawaanna dooran doonaan madaxweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga in jadwalku sidiisa sii ahaan doono oo maalinta barri ah la dooran doono madaxweynaha iyo in guddigu mar kale soo saari doonaan jadwal cusub si xal loogu helo khilaafka taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mid ah musharixiin xilka madaxweynaha Galmudug khudbadahooda ka hor jeedinayaan Baarlamaanka iyadoo iyadoo guddiga doorashada ay ku adkeysanayaan in sidii jadwalku ahaa maalinta Barri ah la qaban Lahaa Doorashada ayaa Dib Loo Dhigay Illaa Axadda Soo Socota. Waxaa jira ilaa Afar musharax madaxweyne ayaa si cad u qaadacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62656"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62658,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62656\/revisions\/62658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}