{"id":62551,"date":"2020-01-25T22:45:04","date_gmt":"2020-01-25T19:45:04","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62551"},"modified":"2020-01-26T19:33:57","modified_gmt":"2020-01-26T16:33:57","slug":"kaaliyaha-xoghayaha-arrimaha-debedda-dalka-mareykanka-oo-soomaaliya-booqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/kaaliyaha-xoghayaha-arrimaha-debedda-dalka-mareykanka-oo-soomaaliya-booqday\/","title":{"rendered":"Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Debedda Dalka Mareykanka oo Soomaaliya Booqday"},"content":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Tibor P. Nagy ayaa safar ku tagay magaalada Muqdisho, Soomaaliya. Isaga iyo Raiisul Wasaare Xasan Khayre ayaa yeeshay kulan\u00a0 ay kaga wada hadleen dib uhabaynta amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Kaaliyaha Xoghayaha ayaa hoosta ka xariiqay sida ay uga go&#8217;antahay dowladda Mareykanka in ay taageerto dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku hormarineyso nabadda iyo in lala dagaallamayo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Intii lagu guda jiray booqashadiisa, Kaaliyaha Xoghayuhu wuxuu sidoo kale la kulmay wakiilo ka socda bulshada rayidka ah iyo siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Tibor P. Nagy oo safar dheer kusoo kala bixiyay dalal badan oo Afrikaan ah, ayaa ujeedada safarkiisa waxaa lagu tilmaamay inuu iftiimin doono sida ay Mareykanku uga go&#8217;antahay la shaqeynta dhalinyarada Afrika. Wuxuu horumarin doonaa Barnaamijka Iskaashiga Jaamacadda, oo ah barnaamij cusub oo loogu talagalay in lagu dhiirrigeliyo iskaashiga ka dhexeeya jaamacadaha Mareykanka iyo Afrika.<\/p>\n<p>Booqashadiisa ayaa sidoo kale iftiimin doonta sannad-guuradii 10-aad ee Hoggaamiyaasha Hoggaanka Da&#8217;yarta ee Afrika (YALI), oo ah barnaamij ka dhalinyarada Afrikaanka u fududeynaya xiriirrada ay la leeyihiin asaagooda Mareykanka iyo guud ahaan Afrika.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay kamid tahay lix waddan oo uu kuxigeenka xoghayuhu ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedahay kor u qaadista dowlad wanaagga. dimoqraadiyada, horumarinta nabadda, amniga gobolka, la dagaallanka musuqmaasuqa, iyo xoojinta xiriirka ganacsi iyo maalgashiga.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Tibor P. Nagy ayaa safar ku tagay magaalada Muqdisho, Soomaaliya. Isaga iyo Raiisul Wasaare Xasan Khayre ayaa yeeshay kulan\u00a0 ay kaga wada hadleen dib uhabaynta amniga iyo horumarinta dhaqaalaha. Kaaliyaha Xoghayaha ayaa hoosta ka xariiqay sida ay uga go&#8217;antahay dowladda Mareykanka in ay taageerto dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku hormarineyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-62551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62551"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62551\/revisions\/62562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}