{"id":62438,"date":"2020-01-20T01:05:41","date_gmt":"2020-01-19T22:05:41","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62438"},"modified":"2020-01-20T01:15:12","modified_gmt":"2020-01-19T22:15:12","slug":"dood-la-xiriirta-amniga-iyo-siyaasadda-oo-muqdisho-ka-furantey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/dood-la-xiriirta-amniga-iyo-siyaasadda-oo-muqdisho-ka-furantey\/","title":{"rendered":"Dood La Xiriirta Amniga iyo Siyaasadda oo Muqdisho Ka Dhacdey Maanta."},"content":{"rendered":"<p>Dallada ururada bulshada aan dowliga aheyn ee SONSA, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfurtay dood qaran oo ku saabsan arrimaha ammaanka, siyaasada, dhaqaalaha, degaanka iyo arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>Doodaan oo loogu magac daray madasha Muqdisho, ayaa waxaa ka qeyb galay, ururada bulshada, Xildhibaano katirsan barlamaanka Soomaaliya, qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed iyo guddiga qaran ee doorashooyinka Soomaaliya, waana\u00a0 dood qaran midii ugu horeysay oo nuuceeda ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha dallada bulshada rayidka ah ee SONSA, Cismaan Muxidiin Shaatax ayaa sheegay doodaan qaran inay ahaandoonto mid bille ah oo lagaga arinsandoono marxaladaha dalku marayo.<\/p>\n<p>Sahro Maxamed Axmed oo katirsan bulshada rayidka ah ayaa cod dheer ku sheegtay in bulshadu ku dulman yihiin kaalintooda kaga aadan go\u2019aanada iyo sharciyada muhiimka ah ee dalka lagu gaarsiinayo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Abuukaate Cumar Dhegay oo kamid ah la taliyayaasha raysal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay Soomaaliya inay maanta baahi weyn u qabto madal kulmin karta dadka Soomaaliyeed ee qaba afkaaraha kala duwan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay madasha nuucaan oo kale ah inay abuuri karto wada hadalo ummadda Soomaaliyeed kaga hadlayaan masiirka dalkooda.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiqaadir Cali Cosoble oo katirsan barlamaanka Soomaaliya, ayaa ku taliyay in doodaan looga faa\u2019idaysto sidii masiirka Muqdisho meel loo saari lahaa, culayska hadda haystana looga dulqaadi lahaa.<\/p>\n<p>Madashaan ayaa kusoo beegmaysa xilli Soomaaliya ay sanadkaan galayso waqti kala guur ah oo dalku isku diyaarinayo doorashooyin heer qaran ah oo sharciyadii lagu geli lahaa aan weli si dhameystiran loo ansixin.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dallada ururada bulshada aan dowliga aheyn ee SONSA, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfurtay dood qaran oo ku saabsan arrimaha ammaanka, siyaasada, dhaqaalaha, degaanka iyo arrimaha bulshada. Doodaan oo loogu magac daray madasha Muqdisho, ayaa waxaa ka qeyb galay, ururada bulshada, Xildhibaano katirsan barlamaanka Soomaaliya, qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed iyo guddiga qaran ee doorashooyinka Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62438"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62443,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62438\/revisions\/62443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}