{"id":62382,"date":"2020-01-17T21:54:34","date_gmt":"2020-01-17T18:54:34","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62382"},"modified":"2020-01-17T22:40:02","modified_gmt":"2020-01-17T19:40:02","slug":"hiiraan-university-oo-dufacadii-6aad-maanta-ka-qalinjabisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/hiiraan-university-oo-dufacadii-6aad-maanta-ka-qalinjabisay\/","title":{"rendered":"Hiiraan University oo Dufacadii 6&#8217;aad Maanta Ka Qalinjabisay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Munaasabad lagu soo bandhigay 103 Ardey ah oo noqonaya dufcaddii 6aad oo ka Qalinjabisay Jaamacadda &#8216;Hiiraan University&#8221; ayaa maanta oo Jimco ah lagu qabtay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Munaasabada waxaa ka soo qeybgalay oo goob joog ka ahaa mas&#8217;uuliyiinta ugu sarreysa maamulka gobolka Hiiraan, Madaxda Jaamacadda,\u00a0Ururadda Jaamacadaha, Waaliddiin, Arday iyo Marti Sharaf kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Aqoonyahannadii goobjooga u ahaa munaasabada ayaa waxaa ka mid ahaa Prof Axmed Muumin Warfaa oo ka mid ah aas-aasayaashii Jaamacadda, sidoo kale waxaa ka qeybgalay Guddoomyaha Maamulka gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Prof Axmed Muumin Warfaa oo la hadlay Ardeyda Qalinjabisay ayaa ku booriyay in ay horey u sii wataan waxbarashadooda, isaga oo dhinaca kalana ka sheekeeyay marxaladihii kala duwanaa oo ay soo martay Jaamacadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas&#8217;uuliyiinta Jaamacadda oo dhankooda ka hadlay goobta ayaa sheegay in Jaamacada lagu soo kordhiyey Kulliyado cusub oo ay \u00a0wax ka dhigayaan Macalimiin Aqoontooda sareysa islamarkaana khibrad u leh sida \u00a0wax loo baro Ardayda waxaana ay u hambalyeeen dhammaan Ardada dhameysatay heerka koowaad ee Jaamaadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa sheegay in ay ugu deeqeen Jaamacadda Dhul cusub madaama dhismihii Jaamacadda xarun ka dhigteen oo ay deggan yihiin ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan marka la eego Jawiga ayaa ahaa mid aad u qurux badan iyadoo wajibada Ardeyda laga dheehan karay sida ay ugu faraxsan yihiin in maanta ay hergaliyeen qeyb ka mid ah hankoodii Tacliinta Sare.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu soo bandhigay 103 Ardey ah oo noqonaya dufcaddii 6aad oo ka Qalinjabisay Jaamacadda &#8216;Hiiraan University&#8221; ayaa maanta oo Jimco ah lagu qabtay magaalada Beledweyne. Munaasabada waxaa ka soo qeybgalay oo goob joog ka ahaa mas&#8217;uuliyiinta ugu sarreysa maamulka gobolka Hiiraan, Madaxda Jaamacadda,\u00a0Ururadda Jaamacadaha, Waaliddiin, Arday iyo Marti Sharaf kale. Aqoonyahannadii goobjooga u ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62382"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62390,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62382\/revisions\/62390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}