{"id":62214,"date":"2020-01-09T19:50:31","date_gmt":"2020-01-09T16:50:31","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62214"},"modified":"2020-01-11T02:25:17","modified_gmt":"2020-01-10T23:25:17","slug":"g-xisbiga-ucid-faysal-cali-waraabe-oo-ku-dhaliilay-somaliland-isku-milanka-hayadaha-dastuuriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/g-xisbiga-ucid-faysal-cali-waraabe-oo-ku-dhaliilay-somaliland-isku-milanka-hayadaha-dastuuriga\/","title":{"rendered":"G\/Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Ku Dhaliilay Somaliland Isku Milanka Hay&#8217;adaha Dastuuriga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey madaarka magaalada Hargeysa ka dib markii uu safar shaqo ugu tagay dalka Burundi.<\/p>\n<p align=\"justify\">newsinsdeDadweyne ka kala yimid xaafadaha magaalada Hargeysa ayaa si balaadhan ugu soo dhoweeyey gudoomiye Faysal, waxaana iyaguna qayb ka qaatay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo madaxdiisa oo ka mid ahaa dadkii faraha badnaa ee soo dhoweynayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID Prof Abyan ayaa sheegay in madax ka tirsan dalka Burundi si fiican usoo dhoweeyeen, waxaanu sheegay inay la kulmeen madaxweyne ku xigeenka dalkaasi, kuwaas oo u sharaxaya Somaliland iyo qadiyadeedda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa uu u mahadnaqay dadweynaha faraha badan ee soo dhoweeyey weftiga uu hogaaminayey Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa isaguna halkaasi ka hadlay gudoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaanu dhaliilo usoo jeediyey xukuumadda iyo madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDawladnimadeeni waxay ku luntay jibo, dad aynaan is aqoonin hore dhaqan u wada lahayn oo ganacsi u wada lahayn oo la yidhi soomaali weeyi ayeynu dawladeenii u dhiibnay, maalintaasi ilaa maalintii dagaalku dhacay waynu sii fool xumaanaynay, wax dawladnimadii lixdankii helnay inoogu kordhay ma jiraan, waxaynu ku heshiinay in dalkeeni soo ceshano iyo in aynu isa saamaxno iyo in dawlad la wada leeyahay oo cadaalada samaysanno.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu nidaamka dalka lagu hayo tilmaamayey waxa uu yidhi \u201cDalkeenu badbaado ayuu u baahan yahay Inaga iyadoo cidiba inoo iman ayeynu gudaheena ku dumaynaa, hada waxa Somaliland ku socda cago juglayn, hanjabaad, waxa imika isku darsamay baarlamankii, garsoorkii iyo fulintii oo mid wada noqday, wada lahaanshihii oo gees u raran. Doorasho waa inay dhacdaa, maalintii la balansanana waa baritoole ma ogolaanayno inuu fadhiyo baarlaman aan sharci ahayn, gole deegaan aan sharci ahayn, guurti aan sharci ahayn.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii u dambeeyey waxa la hadal hayey in dacwad ka dhan ah gudoomiye Faysal Cali Waraabe ay taallo xeer ilaalinta, haseyeeshee gudoomiye Faysal arrintaasi ma soo hadal qaadin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey madaarka magaalada Hargeysa ka dib markii uu safar shaqo ugu tagay dalka Burundi. newsinsdeDadweyne ka kala yimid xaafadaha magaalada Hargeysa ayaa si balaadhan ugu soo dhoweeyey gudoomiye Faysal, waxaana iyaguna qayb ka qaatay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62214"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62248,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62214\/revisions\/62248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}