{"id":62024,"date":"2020-01-01T21:06:48","date_gmt":"2020-01-01T18:06:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=62024"},"modified":"2020-01-03T00:20:03","modified_gmt":"2020-01-02T21:20:03","slug":"shir-ay-maanta-ku-yeesheen-isbaheysiga-xisbiyada-siyasadda-somaliya-oo-qodobo-laga-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/01\/shir-ay-maanta-ku-yeesheen-isbaheysiga-xisbiyada-siyasadda-somaliya-oo-qodobo-laga-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Shir ay Maanta Ku Yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyasadda Somaliya oo Qodobo Laga Soo Saarey."},"content":{"rendered":"<p>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Iyagoo Shirka Kasoo Saarey Qodobo Muhiim ah oo Dhinacyo Badan Taabanaya Sida Amniga Dhaqaalaha iyo Siyaasadda,Wuxuuna U Qornaa Warsaxaafadeedka Shirka Laga Soo Saarey Sidatan:-<\/p>\n<p><strong>Ref:0014\/<\/strong>IXS\/2020\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Date:<\/strong>01\/01\/2020<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>War-Saxaafadeed<\/u><\/strong><strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa Waxey Kawada Hadleen Arrimo La Xiriira Siyaasadda,Amniga Iyo Dhaqaalaha Waxeyna Dood iyo Falaqeyn Kadib Shirka Kasoo Baxey Qodobadan:<\/p>\n<ol>\n<li>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Ka Kooban 30 Xisbi Siyaasadeed Waxey Shacbiga Soomaaliyeed Dawladda Turkia iyo Eheladdii Lagu Xasuuqey Sabtidii Ex-Kontrol La Wadaagayaan Xanuunka Iyo Murugada ay Dareemayaan,Waxeyna Eebbe Uga Baryayaan In Allaah Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Intii Dhimatey, Eheladdii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxeenna Samir Iyo Iimaan Kasiiyo,Inta Dhaawacanteyna uu Si Deg Deg ah U Caafiyo.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>Isbaheysigu Waxa uu Mahad Balaaran U Celinayaa Alle Ka Sakow Dawladaha Nala Soo Gaarey Gurmadka Walaalnimo ee Caafimaad Dawo iyo La Tacaalidda Bukaanka Ku Wax yeeloobey Weerarkii Arxan Darada ahaa ee Lala Beegsadey Dad Biri Mageydo ah oo aan Waxba Galabsan.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li>Xisbiyada Siyaasaddu Waxey Soo Dhaweynayaan Meel Marinta Sharciga Doorashooyinka Dalka,Hase Yeeshee Waxey Tilmaameen Qaladaad Ka Dhex Muuqda oo ay Ku Taliyeen In La Qalad Bixiyo Sharciguna Noqdo Mid Simaya Xuquuqda Muwaadinka,Kana Hufnaado Sad Bursi iyo Xaqiraadda Dad iyo Deegaano Dalka Kamid ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li>Madaxda Xisbiyada Maanta Shirka Yeelatey Waxey Wax aan La Aqbali Karin Ku Tilmaameen Halka uu Waali Yaalo Maqaamka Magaalada Muqdisho iyo Xuquuqda Dadka Gobolka Banaadir oo Madaxda Xisbiyadu Caddeeyeen In Barlamaanka Federalku Ku Deg Degin Ka Hadalka Maqaamka Muqdisho Loona Baahan Yahey In Marka Hore Daka Soomaaliyeed ee Magaalada Wax Garadkooda iyo Aqoon Yahankooda Fursad La Siiyo Kadibna Ra\u2019yigooda iyo Sida Ay Wax U Rabaan Barlamaankuna Halkaas Ka Amba Qaado,Waxaan Kaloo Cod Dheer Ku Sheegeynaa Maadaama Xarumaha Xisbiyadu Ay Sharci Tahey In ay Muqdisho Ku Yaalaan Waa In La Helaa Xarumo iyo Goobo Codbixiye oo Dadka Muqdisho Codkooda Ka Dhiibtaan,Lana Helaa Xildhibaano Gobolka Banaadir iyo Degmooyinkiisa Laga Soo Doortey<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"5\">\n<li>Ugu Danbeyntiina Madaxda Xisbiyadu Waxey Siyaasiinta,Iyo Shacbiga Gobolkan Banaadir Ugu Baaqayaan In ay Difaacaan Si Nabada Xuquuqda iyo Maqaamka Muqdisho,Dadka Muqdisho oo aan La Caddeyn Waxa Leysu Sheegayaa waa Waxba Kama Jiraan aynaan Aqbaleyn.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>WABILLAAHI TOWFIIQ<\/strong><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Iyagoo Shirka Kasoo Saarey Qodobo Muhiim ah oo Dhinacyo Badan Taabanaya Sida Amniga Dhaqaalaha iyo Siyaasadda,Wuxuuna U Qornaa Warsaxaafadeedka Shirka Laga Soo Saarey Sidatan:- Ref:0014\/IXS\/2020\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Date:01\/01\/2020 &nbsp; &nbsp; War-Saxaafadeed. Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa Waxey Kawada Hadleen Arrimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":62027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-62024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62024"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62056,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62024\/revisions\/62056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}