{"id":61884,"date":"2019-12-29T02:13:39","date_gmt":"2019-12-28T23:13:39","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61884"},"modified":"2019-12-29T02:56:27","modified_gmt":"2019-12-28T23:56:27","slug":"qasaaraha-qaraxii-ka-dhacay-ex-kontorool-afgooye-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/qasaaraha-qaraxii-ka-dhacay-ex-kontorool-afgooye-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Qasaaraha Qaraxii Ka Dhacay Ex-Kontorool Afgooye Oo La Shaaciyey (Muuqaalo)."},"content":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay ilaa 90 qof ayaa naftooda ku waayay qaraxii saaka ka dhacay isgoyska Ex-Kontrool afgooye ee magaaladda Muqdisho.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-327944\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Qaraxa-soobe.jpg\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Qaraxa-soobe.jpg 960w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Qaraxa-soobe-380x214.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Qaraxa-soobe-768x432.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Qaraxan oo ahaa mid xoog badan ayaa ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaasi oo lagu qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Booliiska federaalku ay ku qaadaan cashuuraha.<\/p>\n<p>Dadka ku dhintay qaraxa ayaa u badnaa arday u socotay jaamacada Banaadir iyo dugsiyada kale, waxaa kaloo ku dhintay dad shacab ah, askar ka tirsan Booliiska iyo ajnebi u dhashay wadanka Turkiga.<\/p>\n<p>Qof goobjooge ah ayaa u sheegay idaacadda VOA inuu arkayay saddex baabuur oo nooca dadweynaha ee Homeeyda loo yaqaan oo shufbeelay qaraxaas<\/p>\n<p>\u201cAnnigu waxaan ka imid ceelasha biyaha, waxaan arkayay gaariga qarax sida oo soo socda oo ku dhacay gaari ay saarnaayeen Turkiga, labada qof turkigu meesha ayay ka soo baxeen iyagoo mayd ah, laakiin dadka kale xisaab ma lahayn oo meeshu mashquul bay ahayd, saddex baabuur oo ay saarnaayeen arday waa shufbeeleen\u201d Sidaas waxaa yiri goobjoog u waramay VOA<\/p>\n<p>Ilaa 200 qof oo dhaawac ah ayaa la geeyay cusbitaalada Muqdisho, halkaasi oo lagu dabiibayo.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div class=\"fluid-width-video-wrapper\"><iframe title=\"90 Qof oo ku dhintay Qaraxa isgoyska Ex-Afgooye Muqdisho\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/pos4WxylAeo?feature=oembed\" name=\"fitvid0\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<p>Ma jirto koox sheegatay inay ka dambeeyeen weerarkaasi ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaaladda Muqdisho, Hase yeeshee qaraxyada noocan oo kale ah waxaa fulin jiray kooxda Alshabaab oo dagaal kula jira dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Farmaajo oo Cambaareeyay Qaraxa<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay qaraxaas, waxaana uu ku tilmaamay qaraxas mid bahalnimo ah oo muujinaya ficillada gumaadka ah ee kooxaha argagixisadu a ku hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo sida ay u banneysteen dhiigga muwaadin kasta, iyadoo aan kala sooc lahayn.<\/p>\n<p>\u201cArgagixisadu waxay saaka beegsatay arday jaamacadeed oo tacliin u kallahayay, hooyooyin iyo aabbayaal u xoogsanayay carruurtooda iyo dad aan waxba galabsan oo ku mashquulsanaa hawl maalmeedkooda\u201d ayuu yiri madaxweyne farmaajo,<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div class=\"fluid-width-video-wrapper\"><iframe title=\"Farmaajoo tacsiyeeyay\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DrJJNqMG0LY?feature=oembed\" name=\"fitvid1\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<p><strong>Guddi Qaran oo La Sameeyay<\/strong><\/p>\n<p>Ra\u2019isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay \u00a0guddi Qaran oo ka kooban 10 qof kuwaasoo ka shaqeeynaya isku dubba ridka gurmadka loo sameeyo dadka waxyeellada kasoo gaartay weerarkii argagaxiso ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div class=\"fluid-width-video-wrapper\"><iframe title=\"DAAWO: Ra'isul Wasaare Khayre oo Ka hadlay Qaraxii ay Ku Dhinteen 90 Qof\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9HAlG_0nx1I?feature=oembed\" name=\"fitvid2\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<p>Qarixii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca dhulka Soomaaliyeed waxaa uu ka dhacay isgoyaska Soobe ee Magaaladda bishii October ee sanadkii 2017kii, qaraxaas waxaa ku dhintay dad ka badan 600 qof, waxaan ku dhaawacmay ilaa 1000 qof.<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay ilaa 90 qof ayaa naftooda ku waayay qaraxii saaka ka dhacay isgoyska Ex-Kontrool afgooye ee magaaladda Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid xoog badan ayaa ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaasi oo lagu qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Booliiska federaalku ay ku qaadaan cashuuraha. Dadka ku dhintay qaraxa ayaa u badnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61884"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61884\/revisions\/61913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}