{"id":61818,"date":"2019-12-26T22:40:40","date_gmt":"2019-12-26T19:40:40","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61818"},"modified":"2019-12-27T21:18:19","modified_gmt":"2019-12-27T18:18:19","slug":"xeerka-doorashada-soomaaliya-oo-xadiday-awoodda-m-weynaha-imaan-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/xeerka-doorashada-soomaaliya-oo-xadiday-awoodda-m-weynaha-imaan-doona\/","title":{"rendered":"Xeerka Doorashada Soomaaliya oo Xadiday Awoodda M\/weynaha Imaan Doona."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya loo qeybiyay Sharciga cusub ee Doorashooyinka Qaranka heer Federaal oo aad moodo in uu yahay kan ugu hadal heynta badan marka la eego Siyaasada Soomaaliya iyo dooddaha ka dhax jira Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Sharcigan ayaa mid ka mid ah qoddobada ku jira waxaa uu xaddidayaa awoodda madaxweynaha la doorto uu u leeyahay in uu si madax-bannaan u soo xusho qofka Ra\u2019iisal Wasaaraha ka noqonaya xukuumadda cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynah la doorto ayaa xilka Ra\u2019iisal Wasaaraha u maagacaabi doona shaqsi ka yimid Xisbiga ama Isbaheysiga ku guuleysta kuraasta ugu badan Aqlabiyadda Baarlamaanka ( 50%+1)<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale qoddobada sharciga ku jira ayaa meesha ka saaraya hadal jeedinta musharixiinta iskood tanaasula maalinta doorashada iyo martisharafta kale iyo wax kasta oo u muuqan kara olole doorasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nidaamka dalka ayaa lagu sheegay ama xukunka dowladda in uu noqonayo mid Baarlamaani ah iyadoo madaxweynaha ay si wadajir ah u soo dooranayaa labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoddobka ku saabsan in madaxweynaha la doorto ku qasbanaan doono in uu Ra\u2019iisal Wasaaraha uu ka soo dhax magacaabo xisbiga ku guuleystay Kuraasta ugu badan ayaa meesha ka saaraya awooddii uu markii hore madaxweynuhu u lahaa in uu si iskii ah u soo xusho qofka Ra\u2019iisal Wasaaraha noqonaya ee uu u arko in uu hoggaamin karo xukuumadda cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa dhawaan sheegay in madaxda sarre ee dalka wixii aragti ah oo ay ka qabeen doorashada ay ku uruuriyeen sharciga cusub ee la hadda horyaala Baarlamaanka oo lagu waddo in maalmaha soo socda loo codeeyo.<\/p>\n<p>\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Dec\/20191226637129176716118210qodobka-.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya loo qeybiyay Sharciga cusub ee Doorashooyinka Qaranka heer Federaal oo aad moodo in uu yahay kan ugu hadal heynta badan marka la eego Siyaasada Soomaaliya iyo dooddaha ka dhax jira Golaha Shacabka. Sharcigan ayaa mid ka mid ah qoddobada ku jira waxaa uu xaddidayaa awoodda madaxweynaha la doorto uu u leeyahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61818","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61818"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61853,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61818\/revisions\/61853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61819"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}