{"id":61808,"date":"2019-12-26T19:43:48","date_gmt":"2019-12-26T16:43:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61808"},"modified":"2019-12-27T21:24:32","modified_gmt":"2019-12-27T18:24:32","slug":"dalka-talyaaniga-wasiirkii-waxbarashada-oo-miizaaniyad-laaan-isu-casilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/dalka-talyaaniga-wasiirkii-waxbarashada-oo-miizaaniyad-laaan-isu-casilay\/","title":{"rendered":"Dalka Talyaaniga Wasiirkii Waxbarashada oo Miizaaniyad La&#8217;aan Isu Casilay."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Talyaaniga Lorenzo Fioramonti ayaa sheegay inuu is casilay ka dib markii uu ku guul darreystay inuu ka helo dowladda balaayiin yuuro ah oo uu sheegay in loo baahan yahay si loo hagaajiyo iskuullada iyo jaamacadaha dalka.<\/p>\n<p>Iscasilaada ayaa dhabarjab ku ah dowlada, oo xisbiyada xukumaa ay isku khilaafsanyihiin arimo udhaxeeya isbadalka lacagta Yuurada iyo xuquuqda muhaajiriinta.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale hoosta ka xariiqaysaa dhibaatada uu wajahayo xisbiga Five Star Movement, ee xukumada dalka Talyaaniga , kaasoo isku dayaya inuu dib u habeyn ku sameeyo hogaamiyahooda Luigi Di Maio.<\/p>\n<p>Fioramonti ayaa warqadii iscasilaada ah ugudbiyay reysal wasaare Giuseppe Conte, 23-kii Diseembar.<br \/>\nBishan, sedex senator oo kamid ahaa xisiga Five Star ayaa ku biiray xisbiga mucaaradka ee la yiraahdo right-wing League.<\/p>\n<p>Talyaanigu wuxuu ku bixiyaa 3.6 boqolkiiba waxsoosaarka guud ee dalka (GDP) oo ay ku jiraan waxbarashada hoose iyo sare.<\/p>\n<p>Fioramonti, oo horay u ahaa macalin cilmiga dhaqaalaha ka dhiga jaamacadda Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, ayaa kamid ahaa wasiirradii ugu hadal haynta badnaa dalka talyaaniga muddadii sedex bilood ee uu xafiiska joogay.<\/p>\n<p>Wuxuu soo jeediyay in canshuur cusub lagu kordhiyo tikidhada diyaaradaha, caagagga iyo cuntada sokorta leh si canshuurtaas loogu aruuriyo lacagaha waxbarashada, laakiin waxaa\u00a0 uu kala kulmay\u00a0 dhaleeceyn xooggan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Talyaaniga Lorenzo Fioramonti ayaa sheegay inuu is casilay ka dib markii uu ku guul darreystay inuu ka helo dowladda balaayiin yuuro ah oo uu sheegay in loo baahan yahay si loo hagaajiyo iskuullada iyo jaamacadaha dalka. Iscasilaada ayaa dhabarjab ku ah dowlada, oo xisbiyada xukumaa ay isku khilaafsanyihiin arimo udhaxeeya isbadalka lacagta Yuurada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61808"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61856,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61808\/revisions\/61856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}