{"id":61740,"date":"2019-12-23T21:29:30","date_gmt":"2019-12-23T18:29:30","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61740"},"modified":"2019-12-23T21:42:23","modified_gmt":"2019-12-23T18:42:23","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-liyuu-booliska-iyo-dad-shacab-ah-oo-lagu-dilay-17-ruux","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-liyuu-booliska-iyo-dad-shacab-ah-oo-lagu-dilay-17-ruux\/","title":{"rendered":"Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Liyuu Booliska Iyo Dad Shacab ah oo Lagu Dilay 17 Ruux."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dagaalkan oo xooggiisa dhacay 21kii bishan ayeey sheegeen dadka ku \u00a0deegaannada lagu dagaalamay ee gobolka Galguduud gaar ahaan degmada Caabudwaaq in lagu dilay ku dhawaad 17 oo u badnaa dad rayid ah.<\/p>\n<p>Ciidamada Liyuu Booliiska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayeey ku eedeeyeen in ay weerar ku soo qaadeen dad shacab ah oo aan hubeysney, hasse ahaateen dagaal markii danbe ka dhacay deegaanka uu sababay dhimasho baahsan oo soo gaartay dad rayid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhowr jeer oo hore sidan oo kale ciidamada Liyuu Booliiska weerar ku soo qaadeen gobolka oo ay ku dileen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Ismaamulka Dowlad deegaanka Soomaalida oo la xiriira weerarka la sheegay in ciidamadoodu ay ku qadeen gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deegaannadan ugu danbeeyay ee lagu dagaalamay ayaa dhaca xadka uu gobolka Galguduud la wadaago Ismaamulka Soomalida Itoobiya waxaana deegaan ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo xooggiisa dhacay 21kii bishan ayeey sheegeen dadka ku \u00a0deegaannada lagu dagaalamay ee gobolka Galguduud gaar ahaan degmada Caabudwaaq in lagu dilay ku dhawaad 17 oo u badnaa dad rayid ah. Ciidamada Liyuu Booliiska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayeey ku eedeeyeen in ay weerar ku soo qaadeen dad shacab ah oo aan hubeysney, hasse ahaateen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61742,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61740\/revisions\/61742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}