{"id":61734,"date":"2019-12-23T20:52:59","date_gmt":"2019-12-23T17:52:59","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61734"},"modified":"2019-12-23T21:00:59","modified_gmt":"2019-12-23T18:00:59","slug":"m-weyne-laftagareen-oo-ka-hadley-xaaladda-uu-ku-suganyhey-sheekh-muqtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/m-weyne-laftagareen-oo-ka-hadley-xaaladda-uu-ku-suganyhey-sheekh-muqtaar-roobow\/","title":{"rendered":"M\/weyne Laftagareen oo Ka Hadley Xaaladda uu Ku Suganyhey Sheekh Muqtaar Roobow."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, ayaa ka hadlay xaalada uu ku sugan yahay Muqtaar Roobow oo muddo ka badan sanad u xiran dowladda federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lafta gareen, ayaa sheegay Muqtaar Roobow in uusan xabsi ku jirin, balse uu ku nool yahay gurigiisa, kaliyana ay ka maqan tahay inuu helo xoriyadiisa dhaqdhaqaaq iyo siyaasadeed.<\/p>\n<p>&#8220;Muqtaar arrintiisa waan ka howlgalnay, shaqo wanaasan ayaan ka qabtay,waan booqday marar badan waxaana ku howlanahay inuu helo xoriyadiisa,&#8221; ayuu yidhi madaxweyne lafta gareen.&#8221;<\/p>\n<p>Roobow ayaa muddo ka badan sanad u xiran xukuumada Soomaaliya, weli dowladda federalka kama hadlin xarigiisa.<\/p>\n<p>Xarigiisa ayaa sabab u ahaa kadib markii dowladda federalka ku amartay inuusan ka qeyb qaadan doorashadii koonfur galbeed, balse uu ka dhaga adaygay, taasoo keentay in lasoo xiro.<\/p>\n<p>Madaxweynaha koonfur galbeed ayaa sheegay inay xalliyeen dhibaatadii ka dhalatay xiritaankii Muqtaar iyo qalalaasihii doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, ayaa ka hadlay xaalada uu ku sugan yahay Muqtaar Roobow oo muddo ka badan sanad u xiran dowladda federalka Soomaaliya. Madaxweyne Lafta gareen, ayaa sheegay Muqtaar Roobow in uusan xabsi ku jirin, balse uu ku nool yahay gurigiisa, kaliyana ay ka maqan tahay inuu helo xoriyadiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61736,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61734\/revisions\/61736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}