{"id":61719,"date":"2019-12-23T19:25:54","date_gmt":"2019-12-23T16:25:54","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61719"},"modified":"2019-12-23T19:28:09","modified_gmt":"2019-12-23T16:28:09","slug":"ciidamo-ka-tirsan-kuwa-puntland-oo-gadood-sameeyey-maxey-tahey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/ciidamo-ka-tirsan-kuwa-puntland-oo-gadood-sameeyey-maxey-tahey-sababtu\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Puntland oo Gadood Sameeyey\/Maxey Tahey Sababtu?"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, oo labo habeen ka hor ka qeyb galay xuska 76 guurada aas aaskii ciiddanka booliiska Soomaaliya, ayaa sheegay in maamulkiisu uu bil walba mushaarka siiyo ciiddamadiisa.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Hadalkaas ayaa sababay in maanta qaar kamid ah ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobolka Bari, ay sameeyaan gadood, iyagoo ka cabanayay mushaar la&#8217;aan kana caraysanaa hadalka madaxweynaha.Ciidamadaan waxay hakad galiyeen isku socodka gaadiidka isaga kala goosha gobolada Puntland ee laamiga ku teedsan, waxayna dalbanayeen inay helaan mushaar ay sheegeen inuu maqan yahay dhowr bilood.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2019\/Dec\/2019122363712684282524534279838493_806291879784334_4918364619145216000_o.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Puntland tiro dhowr jeer ah ayay ciidamadu sameeyeen gadood, waxaana ugu badnaa xilligii madaxweyne Gaas talada hayay, laakiin marnaba ciidamadu ma aysan qaadin tilaabo dhaafsiisan gadood.Madaxweyne Deni oo xukunka haya muddo ku dhow hal sano, ayaa hadda ku mashquulsan in la saxo qaladaadka ciidamada ka dhex jira, gaar ahaan tiro-koob la&#8217;aanta oo ah mushkilada ugu weyn ee hortaala.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, oo labo habeen ka hor ka qeyb galay xuska 76 guurada aas aaskii ciiddanka booliiska Soomaaliya, ayaa sheegay in maamulkiisu uu bil walba mushaarka siiyo ciiddamadiisa. Hadalkaas ayaa sababay in maanta qaar kamid ah ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobolka Bari, ay sameeyaan gadood, iyagoo ka cabanayay mushaar la&#8217;aan kana caraysanaa hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61719"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61723,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61719\/revisions\/61723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}