{"id":61687,"date":"2019-12-22T18:51:13","date_gmt":"2019-12-22T15:51:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61687"},"modified":"2019-12-22T22:52:02","modified_gmt":"2019-12-22T19:52:02","slug":"taliska-qaybta-21-aad-marnaba-cadawgu-isma-hortaagi-karo-rajada-umadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/taliska-qaybta-21-aad-marnaba-cadawgu-isma-hortaagi-karo-rajada-umadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Taliska Qaybta 21-aad:- &#8220;Marnaba Cadawgu Isma Hortaagi Karo Rajada Umadda Soomaaliyeed&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa war qoraal kaga hadlay ismiidaamintii xalay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliska Qaybta 21aad ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay weerarkaasi oo ay ku dhinteen illaa toddobo qof, halka tiro intaasi ka badana ay dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkaan uga tacsiyaynaynaa dhammaanba ciidamada iyo Shacabka aan waxba galabsan ee cadawga nabadiidka ah ku weerarey Magaalada Gaalkacyo.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarkan uu tusaale wanaagsan u yahay sida cadowgu u beegsanayo nolosha shacabka Soomaaliyeed, una diidan yahay xasiloonida dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaa tusaale cadeynaya sida cadawgu u beegsanayo nolosha Shacabka soomaaliyeed, una diidan yahay xasiloonida dalka iyo nolosha maatida aan waxba galabsan.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu yiri \u201cInta ku waxyeelooday Alle ha u dhib yareeyo, kuwa Ku dhintayna janada Alle haku abaal mariyo.\u201d<\/p>\n<p>Si lamid ah baaqii Madaxweyne Xaaf uu u jeediyay reer Gaalkacyo mid lamid ah ayuu Taliska Qaybta 21aad u jeediyay bulshada ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo, waxaana qoraalka lagu yiri \u201cWaa in reer Gaalkacyo fadhiga ka kacaan oo ay meel uga soo wada jeestaan cadowga, lana shaqeeyaan ciidamada amniga si looga hortago falalka guracan ee cadowgu gaysanayo. Marnaba cadawgu isma hortaagi karo rajada umadda Soomaaliyeed iyo dowladnimadooda.\u201d<\/p>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa war qoraal kaga hadlay ismiidaamintii xalay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Taliska Qaybta 21aad ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay weerarkaasi oo ay ku dhinteen illaa toddobo qof, halka tiro intaasi ka badana ay dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen. \u201cWaxaan halkaan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61687"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61711,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61687\/revisions\/61711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}