{"id":61684,"date":"2019-12-22T18:47:01","date_gmt":"2019-12-22T15:47:01","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61684"},"modified":"2019-12-22T18:51:21","modified_gmt":"2019-12-22T15:51:21","slug":"faah-faahin-qarax-ismiidaamin-ah-oo-xalay-fiidkii-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/faah-faahin-qarax-ismiidaamin-ah-oo-xalay-fiidkii-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Faah-faahin:- Qarax Ismiidaamin Ah Oo Xalay Fiidkii Ka Dhacay Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 8 qof oo isugu jira shacab iyo Askar ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Koonfurta Magaaladda Galkacayo, 20 qof oo kale ayaa dhaawacyo ka soo gaareen qaraxaasi<\/p>\n<p>Qaraxan oo loo adeegsaday Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa xalay fiidnimadii lala beegsaday Kolonyo Baabuur ah oo uu saarnaa taliyaha ciidamada Lugta ee dowladda Federaalka C\/xamiid Maxamed Dirir oo xiligaas ka soo baxay hotel ku yaal koonfurta Magaaladda dhinaca ay ka taliso maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Gashaanle Cabdifitaax Dabagaale oo ay VOA la hadashay ayaa sheegay in Taliyuhu uu ka badbaaday weerarkaasi hase yeeshee dad rayid ah oo ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay ay waxyeelo soo gaartay.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Lugta waxaa uu labadii toddobaad la soo dhaafay uu howlo nabadayn iyo heshiisiin ah ka dhexwaday labo beelood oo ku diriray degaanka Towfiiq ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Ducaale Xaaf ayaa cambaareeyay weerarkaasi lala beegsaday taliyaha, waxaana uu tacsi u diray ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxaasi.<\/p>\n<p>Ma jirto koox sheegatay inay ka dambeeyeen Weerarkaas qarax loo adeegsaday hase yeeshee weerar noocan oo kale waxaa hore Galkacayo uga gaystay ururka Alshabaab.<\/p>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 8 qof oo isugu jira shacab iyo Askar ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Koonfurta Magaaladda Galkacayo, 20 qof oo kale ayaa dhaawacyo ka soo gaareen qaraxaasi Qaraxan oo loo adeegsaday Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa xalay fiidnimadii lala beegsaday Kolonyo Baabuur ah oo uu saarnaa taliyaha ciidamada Lugta ee dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61684"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61689,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61684\/revisions\/61689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}