{"id":61642,"date":"2019-12-20T19:39:48","date_gmt":"2019-12-20T16:39:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61642"},"modified":"2019-12-20T19:43:32","modified_gmt":"2019-12-20T16:43:32","slug":"m-weynaha-k-galbeed-lafta-gareen-oo-dhaleeceeyey-siyaasiinta-mucaaradka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/m-weynaha-k-galbeed-lafta-gareen-oo-dhaleeceeyey-siyaasiinta-mucaaradka-ah\/","title":{"rendered":"M\/weynaha K\/galbeed Lafta Gareen oo Dhaleeceeyey Siyaasiinta Mucaaradka ah."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur galbeed, Cabdicasiis Xasan Lafta gareen, ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka Soomaaliya inay caadaysteen in ay ka been sheegaan waaqiciga koonfur galbeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xalay u dabaal degay sanad guuradii koowaad ee doorashadiisii, ayaa sheegay shaqsiyaad mucaarad ah oo katirsan xisbiyadaas in ay xasuuq aan jirin iyo habaar la daba taagan yihiin maamulkiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Xisbiyada mucaaradka intaas waxay ku hayaan Baydhabo ayaa dad lagu xasuuqay, markaad weydiisidna waxay ku leeyihiin dowladda ayaan ugu dan leenahay. Waxaan u sheegayaa siyaasiyiinta waxaas ku hadlaya in aanan ugu dulqaadanayn,&#8221; ayuu yidhi madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Cabdicasiid Lafta gareen ayaa sheegay in dadka reer koonfur galbeed ay ka heshiiyeen oo ay xalliyeen wixii dhexmaray iyaga iyo maamulkooda, laakiin wuxuu tilmaamay dad Xamar jooga inay diidan yihiin nabada iyo wanaaga ka jira koonfur galbeed.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaad ogtihiin intii aan xilka hayay, waxaa la laayay dad reer koonfur galbeed ah oo ku noolaa Galmudug, weli ma aragteen cid buun buuninaysa, hadaba anagii ayaa xishoonay oo ka hadli weyday waxa dhacay oo ummaddu wada ogtahay,&#8221; ayuu ydihi lafta gareen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur galbeed, Cabdicasiis Xasan Lafta gareen, ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka Soomaaliya inay caadaysteen in ay ka been sheegaan waaqiciga koonfur galbeed. Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xalay u dabaal degay sanad guuradii koowaad ee doorashadiisii, ayaa sheegay shaqsiyaad mucaarad ah oo katirsan xisbiyadaas in ay xasuuq aan jirin iyo habaar la daba taagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61642"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61645,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61642\/revisions\/61645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}