{"id":61562,"date":"2019-12-19T17:06:49","date_gmt":"2019-12-19T14:06:49","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61562"},"modified":"2019-12-19T21:35:35","modified_gmt":"2019-12-19T18:35:35","slug":"wasaaradda-caddaaladda-oo-ka-hadashey-maxbuus-xabsiga-dhexe-ku-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/wasaaradda-caddaaladda-oo-ka-hadashey-maxbuus-xabsiga-dhexe-ku-dhintay\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caddaaladda oo Ka Hadashey Maxbuus Xabsiga Dhexe Ku Dhintay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasaarradda Cadaallada Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arin hadal heynteedu ku badneyd saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta oo la xiriirta sarkaal ka tirsan Ciidanka Asluubta oo Maxbuus Bukaan ah oo xoog uga saaray Isbitaalkii uu ku jiray kaddibna geeriyooday.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarradda Cadaallada Xukuumadda Soomaaliya Xassan Xusseen Xaaji ayaa sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay sarkaalkii falkaasi ku kacay, dhinaca kalana guddi loo saaray sida uu hadalka u dhigay baaritaanka la xiriira eedeymaha loo soo jeediyay sarkaalka shaqada laga joojiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin sarkaalka eedeynta loo jeediyay oo lagu magacaabo Maxamed Cumar Xirsiile oo iska difaacay in uu falkaasi ku kacay ayaa sheegay in aysan wax shaqo ah isku laheyn geerida Bukaanka iyo Isbitaalka laga soo wareejiyay, isaga oo intaa ku daray in uu hayo cadeymo ay ka qoreen sababta uu u geeriyooday bukaanka Dhakhaatiirta Isbitaalka uu ku geeriyooday.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Dec\/20191219637123107093494914_110220477_89024e72-55f3-4d67-9d12-b37fc3279f4e.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Ehelada marxuumka dhintay ee markiisii hore ahaa maxbuuska ayaa sheegay in dowladda ka dalbanayaan cadaalad iyo in sharciga la horkeeno Jeneraal Xirsiile oo sabab u ahaa ayeey sheegeen in uu geeriyoodo Bukaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarradda Cadaallada Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arin hadal heynteedu ku badneyd saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta oo la xiriirta sarkaal ka tirsan Ciidanka Asluubta oo Maxbuus Bukaan ah oo xoog uga saaray Isbitaalkii uu ku jiray kaddibna geeriyooday. Wasiirka Wasaarradda Cadaallada Xukuumadda Soomaaliya Xassan Xusseen Xaaji ayaa sheegay in shaqo joojin lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61562"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61588,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61562\/revisions\/61588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}