{"id":61416,"date":"2019-12-16T22:54:40","date_gmt":"2019-12-16T19:54:40","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61416"},"modified":"2019-12-17T05:01:12","modified_gmt":"2019-12-17T02:01:12","slug":"guddi-dhex-dhexaadin-u-xilsaarnaa-xukuumada-somaliland-iyo-xisbiga-mucaaradka-ah-oo-goaan-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/guddi-dhex-dhexaadin-u-xilsaarnaa-xukuumada-somaliland-iyo-xisbiga-mucaaradka-ah-oo-goaan-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Guddi Dhex Dhexaadin u Xilsaarnaa Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga Mucaaradka ah oo Go&#8217;aan Soo Saarey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Guddidii dhexdhexaadinta ka waday xukuumadda iyo labada xisbi mucaaradka\u00a0 ayaa soo jeediyey laba go\u2019aan oo ay xal u arkaan in lagu dhameeyo muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Gudidan dhexdhexaadka ayaa soo jeediyey in guddidan cusub ee doorashooyinka la kala diro iyo in gudidii hore ee doorashooyinka dib loo soo celiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddidan oo iskugu jirta ganacsatada dalka iyo culimo udiin ayaa hadalkoodii sidan u qornaa:<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGuddidii dhexdhexaadinta xukuumadda iyo labadda xisbi mucaarad waxay hawsha bilowday bishii November 21-keedii waxayna soo gabogabaysay bishi December 16-keedii oo maanta ah, waxaana kulamo illa afar jeer ah la kulanay labadda dhinac, waxaana soo jeedinay qodobadan:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. In guddidii cusbaa ee Komishanka in la kala diro iyagoo khilaaf la kowsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. in la soo celiyo gudidii hore ee doorashooyinka anaga oo ku sababaynay khibrada iyo tobabar ay leeyihiin labadana la waafajiyo shuruucda dalka ku yaalla.<\/p>\n<p>\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2019\/Dec\/20191216637120807095504472gudida%20dhexdhexaadka%20ah.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">3. Somaliland waxay ku dhisan tahay Fulin, sharci dajin iyo garsoor, xisbiyada mucaaradku waa inay ixtiraamaan oo qadariyaan oo ku kalsoonaadaan madaxweynaha, golaha Guurtida, golaha Wakiilada iyo maxkamada sare wax deel qaaf ahna aan loola iman. Xisbiyada mucaaradka ah waxaanu kula talinaynaa inay ka waantoobaan oo ay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo nabadgalayda iyo xasiloonida dalka wax yeelaya<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadan qodob ayaa labadda dhinac ku adag tahay inay aqbalan, xukuumadda way ku adag tahay in guddidan cusub la kala diro, halka xisbiga WADANI ku adag tahay in la soo celiyo komishankii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo Xisbiga UCID isagu gudidii hore ee doorashooyinka aanu dhib ku arkeen oo uu shahaadooyin siiyey shaqadi culusaa ee ay qaranka u qabteen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddidii dhexdhexaadinta ka waday xukuumadda iyo labada xisbi mucaaradka\u00a0 ayaa soo jeediyey laba go\u2019aan oo ay xal u arkaan in lagu dhameeyo muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka. Gudidan dhexdhexaadka ayaa soo jeediyey in guddidan cusub ee doorashooyinka la kala diro iyo in gudidii hore ee doorashooyinka dib loo soo celiyo. Guddidan oo iskugu jirta ganacsatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61417,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61416"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61477,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61416\/revisions\/61477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}