{"id":61362,"date":"2019-12-15T00:43:41","date_gmt":"2019-12-14T21:43:41","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61362"},"modified":"2019-12-15T01:12:29","modified_gmt":"2019-12-14T22:12:29","slug":"wasaarada-sportiga-oo-hambalyo-u-dirtay-xulka-kubadda-cagta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/wasaarada-sportiga-oo-hambalyo-u-dirtay-xulka-kubadda-cagta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasaarada Sportiga Oo Hambalyo U Dirtay Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliyeed kuwaas oo guul ka soo hooyay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ay 1-0 kaga adkaadeen Xulka Dalka Burundi.<\/p>\n<p>Wasiir Khadiija ayaa ugu horeyn Hambalyo u dirtay cayaartooyda Soomaaliyeed, waxaana ay guusha ay ka gaareen dhigooda Burundi ku tilmaamtay mid taariikhi ah oo ka turjumeysa horumarka Isboorti ee ay Soomaaliya ku talaabsatay.<\/p>\n<p>\u201cWaa guul dhamaan Ummadda Soomaaliyeed u soo hooyatay, Dowlad iyo shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo dalka gudahiisa iyo dibadiisa ay ka joogaan, gaar ahaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed, gaar ahan Olombikada, Xiriika kubadda cagta iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, waa wax Alle loogu xamdiyo horumarka isboortiga Soomaaliya uu sameynayo\u201dayay tiri Wasiir Khadiijo<\/p>\n<p>Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya aya sheegtay in saddexdii sano ee la soo dhaafay lagu guuleystay horumarka dhanka isboorti ee la sameeyay, iyadoo guul u rajeysay Xulkeena kulanka xiga ee ay la balansanyihiin Axadda xulka dalka Eritrea.<\/p>\n<p>Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa tilmaamtay inay goordhaw ay dalka imaan doono cayaartooy Soomaaliyeed oo ka kala imaanaya Dalalka Ingiriiska, Sweden iyo Holland, kuwaasi oo qeyb ka ah hannaanka la isugu dhafayo cayaartooyda Soomaaliyeed, si loo tayeeyo, isla markaana loo horumariyo isboortiga dalka.<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliyeed kuwaas oo guul ka soo hooyay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ay 1-0 kaga adkaadeen Xulka Dalka Burundi. Wasiir Khadiija ayaa ugu horeyn Hambalyo u dirtay cayaartooyda Soomaaliyeed, waxaana ay guusha ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61362"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61385,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61362\/revisions\/61385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}