{"id":61309,"date":"2019-12-13T20:32:30","date_gmt":"2019-12-13T17:32:30","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61309"},"modified":"2019-12-13T20:39:27","modified_gmt":"2019-12-13T17:39:27","slug":"markab-kuwa-saliida-qaada-ah-oo-burcad-badeed-soomaali-ahi-siidaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/markab-kuwa-saliida-qaada-ah-oo-burcad-badeed-soomaali-ahi-siidaayeen\/","title":{"rendered":"Markab Kuwa Saliida Qaada ah oo Burcad Badeed Soomaali ahi Siidaayeen."},"content":{"rendered":"<p>Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay markab weyn oo saliid siday iyo 8 shaqaale ah oo u dhashay Sri Lanka, kuwaas oo maalmo kahor ay qabsadeen.<\/p>\n<p>Ciidamada Badda Puntland ayaa ku guulaystay in markabkan lasii daayo, kadib markii kooxaha burcad badeeda ay ku qasbeen inay siidaayaan sida lagasoo xigtay John Steed, oo ah sarkaal katirsan urur la socda amniga baddaha.<\/p>\n<p>Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa horey ugu hanjabay inay adeegsan doonaan awood milatary haddii wada hadalo lagu qancin waayo kooxaha budhcad-badeedda.<\/p>\n<p>Burcad-badeeda ayaa markabkaan oo lagu magacaabo Aris 13 qabsaday maalintii Isniinta, isagoo ka soo kicitimay Djibouti kuna sii jeeday Muqdisho.<\/p>\n<p>Waa afduubkii ugu horreeyay ee markab ganacsi oo weyn oo ay budhcad baddeeda afduubtaan tan iyo 2012.<\/p>\n<p>Steed wuxuu sheegay in markabka Aris 13, oo ay haatan gacanta ku hayaan ilaalada xeebaha Puntland uu ku xirtay dekeda Boosaaso.<\/p>\n<p>Ma jirto faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan shuruudaha siideynta markabka.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamuud\u00a0 Xaaji Xasan, agaasimaha guud ee ciidamada badda Puntland, ayaa sheegay in ciidamada badda Puntland iyo koox katirsan burcadbadeeda ay isweydaarsadeen israsaasayn kahor inta aan markab lagasoo wareejin gacanta burcadbadeeda.<\/p>\n<p>Markabkaan ayaa la sheegay inuusan raacin hababka ugu wanaagsan ee loo dejiyay si looga fogaado weerarada burcad-badeeda kaga imaan karay. waxaana la sheegay inuu ku socday jawi hoose iyo isagoo aan wadin ilaalo amigiisa suga.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay markab weyn oo saliid siday iyo 8 shaqaale ah oo u dhashay Sri Lanka, kuwaas oo maalmo kahor ay qabsadeen. Ciidamada Badda Puntland ayaa ku guulaystay in markabkan lasii daayo, kadib markii kooxaha burcad badeeda ay ku qasbeen inay siidaayaan sida lagasoo xigtay John Steed, oo ah sarkaal katirsan urur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61309"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61320,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61309\/revisions\/61320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}