{"id":6130,"date":"2012-05-16T11:46:35","date_gmt":"2012-05-16T11:46:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6130"},"modified":"2012-05-16T17:43:38","modified_gmt":"2012-05-16T17:43:38","slug":"guddomiyaha-gbanaadir-oo-maxamed-yuusuf-u-magacaabay-afhayenka-gobalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/guddomiyaha-gbanaadir-oo-maxamed-yuusuf-u-magacaabay-afhayenka-gobalka\/","title":{"rendered":"Guddomiyaha G\/Banaadir Oo Maxamed Yuusuf U Magacaabay Afhayenka Gobalka."},"content":{"rendered":"<h2><span style=\"color: #0000ff;\"><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/images.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6139\" title=\"images\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/images-e1337180860358-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/em><\/span><\/h2>\n<p>Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta magacaabay Afhayeenka cusub ee Maamulka Gobolka, kadib markii uu dhowaan xilka ka qaaday Afhayeenkii hore oo ay isku heyb ahaayeen.<\/p>\n<p>Wareegtada ka soo baxday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Xoghayaha Maamulka Gobolka C\/kaafi Hilowle oo sheegay in Maxamed Yuusuf loo magacaabay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Magacaabis-0012.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-medium wp-image-6158\" title=\"waregtada Magacaabista Afhayeenka gobalka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Magacaabis-0012-218x300.jpg\" alt=\"\" width=\"453\" height=\"400\" \/><\/a><\/p>\n<p>C\/kaafi ayaa sheegay in magacaabista xilkan ay ka dambeysay markii Afhayeenkii hore looga qaaday xil gudasho la&#8217;aan, isagoo xusay in shaqsiga xilka Afhayeenka uu u magacaabay Gudoomiyaha uu ugu xushay aqoon iyo karti.<\/p>\n<div>\n<p>Afhayeenka cusub Maxamed Yuusuf ayaa balan qaaday inuu xilkiisa gudanayo, kana soo bixi doono howlaha loo igmaday, isagoo ka codsaday saxaafada inay la shaqeeyaan.<\/p>\n<p>waxaa uu sheegay inuu rajeynayo in saxaafada Muqdisho ay ka eegaan dhanka wanaaga ah, isla markaana ay dhowraan xuquuqda dadka, oo aanay saxaafadu ku xad-gudbin.<\/p>\n<p>Afhayeenkii hore Maxamed C\/llaahi Cariig ayaa waxaa magacaabay Maamulkii hore ee uu hogaaminayay Eng. Nuune, hase ahaatee mar uu dhowaan saxaafada siiyay wareysi uu sheegay in Gudoomiyaha Gobolka uu xil ka qaadistiisa awood u adeegsaday.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir oo ka taliya dhamaan 16-ka degmo marka laga reebo qeybo ka mid ah degmada Dayniile ayaa waxaa uu ka wadaa howlo dib u dhis iyo horumarin mashaariic laga hirgelinayo, inkastoo howlaha dayactirka iyo dib u dhiska ay u badan tahay Wadada Maka Al-Mukarama oo ah wadada isku xirta Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta magacaabay Afhayeenka cusub ee Maamulka Gobolka, kadib markii uu dhowaan xilka ka qaaday Afhayeenkii hore oo ay isku heyb ahaayeen. Wareegtada ka soo baxday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Xoghayaha Maamulka Gobolka C\/kaafi Hilowle oo sheegay in Maxamed Yuusuf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6130","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6130"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6132,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6130\/revisions\/6132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}