{"id":6125,"date":"2012-05-16T10:46:00","date_gmt":"2012-05-16T10:46:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6125"},"modified":"2012-05-16T10:46:00","modified_gmt":"2012-05-16T10:46:00","slug":"danjire-augustine-mahiga-beesha-caalamka-ka-waxan-ka-codsanaya-in-dhaqaale-lagu-bixiyo-meel-marinta-heshiiska-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/danjire-augustine-mahiga-beesha-caalamka-ka-waxan-ka-codsanaya-in-dhaqaale-lagu-bixiyo-meel-marinta-heshiiska-somaliya\/","title":{"rendered":"Danjire Augustine Mahiga&#8221; Beesha Caalamka ka Waxan Ka  codsanaya in dhaqaale lagu bixiyo Meel-marinta heshiiska Somaliya."},"content":{"rendered":"<h2><span style=\"color: #0000ff;\"><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Augustine_Mahiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-6126\" title=\"Augustine_Mahiga\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Augustine_Mahiga-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/em><\/span><\/h2>\n<p>Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la bixiyo tageero dhaqaale oo suuro-gelin kara dhameystirka nidaamka qariidadda nabadda ee looga baxayo xilliga KMG ah ka hor bisha Ogoosto.Danjire Mahiga ayaa hoosta ka xariiqay inay jiraan caqabado ka horimaanaya meel-marinta dhameystirka xilliga KMG ah ee Soomaaliya, isagoo sheegay in waqti yari iyo kharash la&#8217;aan ay caqabad ku noqon karaan dhameystirka Roadmap-ka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa jira dad doonaya inay caqabad ku noqdaan Roadmap-ka iyagoo wadiiqooyin kala duwan isticmaalaya si ay uga hortagaan guulihii laga gaaray heshiiskaas,&#8221; ayuu yiri Mahiga, isagoo sheegay in loo baahan yahay in canaasiirtaas wax laga qabto ka hor inta aysan yareysan howsha lagu dhameystirayo xilliga KMG ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomalaiya Sheekh Shariif oo goobjoog ka ahaa shirkii looga hadlay arrimaha Soomaaliya ee ka dhacay xarunta golaha ammaanka ayaa yiri: &#8220;Waxaan shaki ku jirin dareenka bulshada calaamka ee ku aaddan Soomaaliya inuu aad u fiican yahay ayna ka go&#8217;an tahay in la dhiso hay&#8217;adaha dowladda maamulkana la gaarsiiyo dalka oo dhan.<\/p>\n<p>&#8220;Dhanka kale, bayaan kasoo baxay shirka golaha ammaanka ayaa lagu soo dhaweeyay horumarka ay DKMG ah ka sameysay meel marinta qariidadda nabadda, waxayna muujiyeen sida ay uga go&#8217;an-tahay inay taageerayaan nidaamkaas.Golaha ayaa wuxuu dowladda iyo dhinacyadii saxiisay heshiiska Roadmap-ka laga dalbaday inay laba-laabaan dadaalkooda lagu dhamkeysitrrayo heshiskaas, lagana qayb-geliyo dumarka iyo bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, golaha ammaanka ayaa waxay walaac xooggan ka muujiyeen doorka ay yeelan karaan dadka kooxaha horjeeda meel-marinta heshiiska qariidadda nabadda ee looga baxayo xilliga KMG ah.<\/p>\n<h3><span style=\"color: #33cccc;\">Xafiiska Warqabadka warsom.com<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #33cccc;\"> Muqdisho,Somaliya.<\/span><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la bixiyo tageero dhaqaale oo suuro-gelin kara dhameystirka nidaamka qariidadda nabadda ee looga baxayo xilliga KMG ah ka hor bisha Ogoosto.Danjire Mahiga ayaa hoosta ka xariiqay inay jiraan caqabado ka horimaanaya meel-marinta dhameystirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6125","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6125"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6128,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6125\/revisions\/6128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}