{"id":61229,"date":"2019-12-11T00:09:18","date_gmt":"2019-12-10T21:09:18","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61229"},"modified":"2019-12-11T00:53:05","modified_gmt":"2019-12-10T21:53:05","slug":"magaalada-laascaanood-oo-laga-furey-bandhigga-buugaagta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/magaalada-laascaanood-oo-laga-furey-bandhigga-buugaagta\/","title":{"rendered":"Magaalada Laascaanood oo Laga Furey Bandhigga Buugaagta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madal si qurux badan loo soo abaabulay oo ay isgu yimaadeen Culimo, aqoonyahan, siyaasiyiin, waxgarad , suugaanyahan, fanaaniin iyo marti sharaf tiro badan ayaa waxaa furitaanka kulankani ku soo dhaweeyay duqa dagmada laascaanood C\/casiis xuseen wuxuuna xusay inuu si kal iyo laab ah ugu soo dhaweenayo magaalada wufuuda kal duwan ee maalmahanba ku soo qulqulaysay gobolka.<\/p>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Gudoomiyaha gobolka Sool C\/qani Maxamuud Jiidhe hadal yar ku soo dhawaynayay ka soo qayb galayaasha ayaa bogaadiyay madax hay&#8217;ada maxaligaa ee SVO C\/kariin Siciid Aw Cabdi oo qabnqaabiyay suurana geliya kulankan oo aan hore uga qabsoomin magaaladan, wuxuuna goobta\u00a0 ka sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono mutxaf uu gobolku yeelan doono , qorigiina qalin lagu badaly.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Garaad \u00a0Jaamac garaad Ismaaciil Ducaale oo ku hadlayay afka dhaqanka deegaanada \u00a0SSC ayaa soodhawayn kadid ku timaamaay madashan wax-qabad ku dayasho \u00a0mudan.\u00a0&#8221; ishii buktaay ku bikaacso &#8221; sidaasi waxaa yidhi Garaad Jaamac garaad Ismaaciil.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo suugaan micno badan xanbaarsan ka soo jeediyay kulanka ayaa sheegay inuusan ku talgalin in ka soo qayb galo madsha oo uu ka war qabin ee uu suugaan u gaar ah soo jeedin lahaa ee lagu soo kadiyay.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta Somaliland\u00a0 Saleebaan Yuusuf Cali ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay gadan doonaan 500 oo buug loona qaybin doono aqoonyahanka madasha isugu yimid, waxa kaloo uu tibaaxay in gobolku uu usoo jeedsaday dhinaca horumarka ishuna ay macalin tahay.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Wasiiro tiro badan oo ka socdey Somaliland iyo dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa khudbado kala duwan ka jeediyey ayaa gobolka Sool iyo Laascaanood in ay tahay meel amaan ah oo sugtay ku tubashada dhabaha horumarka.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Hay&#8217;ada maxaligaa ee SVO oo maalgalinaysay Bandhiga Caalamagaa ee buugaagta ayaa mahadnaq balaadhan ku mutaystay kulankan qabsoomidiisa oo ahaa kii ugu horeeyay ee ka dhaca gobolka Sool.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Hadal haynta ugu \u00a0badan ee bulshada iyo barahooda isgaadhsiineed haysta ayaa ah amaanta \u00a0gudoomiyaha hayadda SVO Cabdikariin Siciid aw Cabdi oo ah nin dhalinyaro \u00a0ah lehna ku dhac geesinimo\u00a0Mutaystana maamuus aan la qiyaasi karin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Bandhigan oo socon doona sida la saadaalinayo sadex maalmood ayaa waxaa dhinac socon doona tartan ciyaareed iyo suugaaneed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Madashan ayaa waxaa si aad ah u bilay oo indhaha ka qaybgalayaasha soo jiitey barbaarta farda fuulka ah ee goobtaa wacdaraha ka muujisay, hablaha hidaha iyo dhaqanku udhamaystiranyahay, aqalada labaderyaalaha goobta ka muuqdey.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madal si qurux badan loo soo abaabulay oo ay isgu yimaadeen Culimo, aqoonyahan, siyaasiyiin, waxgarad , suugaanyahan, fanaaniin iyo marti sharaf tiro badan ayaa waxaa furitaanka kulankani ku soo dhaweeyay duqa dagmada laascaanood C\/casiis xuseen wuxuuna xusay inuu si kal iyo laab ah ugu soo dhaweenayo magaalada wufuuda kal duwan ee maalmahanba ku soo qulqulaysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61238,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61229\/revisions\/61238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}