{"id":61218,"date":"2019-12-10T21:21:46","date_gmt":"2019-12-10T18:21:46","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61218"},"modified":"2019-12-11T00:50:14","modified_gmt":"2019-12-10T21:50:14","slug":"dagaal-yahano-ka-tirsan-al-shabaab-oo-gudaha-u-galay-hoteel-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/dagaal-yahano-ka-tirsan-al-shabaab-oo-gudaha-u-galay-hoteel-syl\/","title":{"rendered":"Dagaal yahano Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Gudaha U Galay Hoteel SYL"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Koox hubeysan oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa galinkii dambe ee maanta weerar ku qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Hoteelka la weeraray oo ay wararku sheegayaan in kooxda hubeysan ay wali gudaha ugu jiraan, ayaa ku yaalla meel aad ugu dhow xarunta madaxtooyada Qaranka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma jiraan warar madax bannaan oo sheegaya khasaaraha uu sababay weerarkan socda.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa bayaan ay goor dhaweyd soo saartay ku sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarkaas, iyagoo intaas ku daray inay xubnahooda ka dagaallamayaan gudaha hoteelka SYL.<\/p>\n<p>Hase ahaatee ma jiro wax war ah oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo saartay dhacdadan,Waxaana Weli rasaastu ay ka dhaceysaa gudaha hoteelka.<\/p>\n<p>Wararka kusoo kordha dhacdadan waan idiin soo gudbin doonnaa.<\/p>\n<p>Taliska Booliska Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saaray weerar fiidkii hore ee caawa koox hubeysan ay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliye kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya Xuseen ayaa warbixin ay baahisay waxaa ay ku xaqiijisay in ciidammada\u00a0 amniga ay soo badbaadiyeen illaa 82 ruux oo isugu jira shacab iyo mas\u2019uuliyiin hoteelka oo ku yaalla goob amnigeeda aad loo ilaaliyo.<\/p>\n<p>\u201cAbbaaro 7dii habeenimo (7pm) ayaa qoladii nabad diidka ah weerar ku soo qaadeen hotel SYL, iyadoo 2 ka mid ah lagu dilay hotelka bannaankiisa sidoo kalena labo kale haatan ay ciidamada ammaanka kula dagaallamayaan gudaha Hotelka.\u201d Jen Zakiya ayaa sida ku sheegtay warbixinta ay baahisay.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa ku aadday xilli hoteelka ay ka socotay bandhig buug oo ay ka qeybgalayeen qeybo Bulshada ka mid ah iyo mas\u2019uuliyiin, waxaa kalo hoteelka oo ku dhow xarunta madaxtooyada xilligaa ku sugnaa Xildhibaanno iyo Odayaal dhaqameed.<\/p>\n<p>Kooxda weerarka qaadday ayaa la sheegay qaab lug ah inay ku gaareen hoteelka iyagoo xiran dharka ciidammada, mana jirto warbixin ka soo baxday hay\u2019adaha amniga oo lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay weerarka.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyada weerarka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa galinkii dambe ee maanta weerar ku qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hoteelka la weeraray oo ay wararku sheegayaan in kooxda hubeysan ay wali gudaha ugu jiraan, ayaa ku yaalla meel aad ugu dhow xarunta madaxtooyada Qaranka ee Soomaaliya. Ilaa hadda ma jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61218"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61236,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61218\/revisions\/61236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}