{"id":61144,"date":"2019-12-06T21:36:04","date_gmt":"2019-12-06T18:36:04","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=61144"},"modified":"2019-12-06T21:49:51","modified_gmt":"2019-12-06T18:49:51","slug":"gobolka-sool-qaybo-badanoo-kamid-ah-oo-ayax-farabadan-ku-dagey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/12\/gobolka-sool-qaybo-badanoo-kamid-ah-oo-ayax-farabadan-ku-dagey\/","title":{"rendered":"Gobolka SOOL Qaybo Badanoo Kamid ah oo Ayax Farabadan Ku Dagey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ayax xoogleh ayaa soo gaadhey duleedka magaalada Laascaanood kaas oo cagta marinaya daaqa dhulkaasi ka soo baxay xili roobaadkii dayrta.<\/p>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">&#8220;Waa Ayax iyo Koronkoro wada socda, waxaan arkay maraan \u00a0tegey dhidinka waqooyi ka xiga Laascaanood&#8221; sidaa waxaa Warbaahinta u sheegay \u00a0Axmed Maxamed Daadey isuduwaha wasaaradda Beeraha gobolka Sool.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Daadey waxa uu intaas ku daray in ay wada socdaan Ayax waawey iyo dhashiisa oo hada dilaacday, waxaanu ka digey hadaan degdeg wax looga qaban in aafo weyn reebi doon, waxaanu xusay in ay agabkii lagu dagaalami kari lahaa ay wax ka hayaan balse u baahan yihiin gacan dheeraad ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa laga soo sheegayaa dhul badan oo gobolka Sool ka mid ah siiba degmooyinka Caynabo iyo Xuddun oo dhibaato weyn ku hayo dad iyo duunyaba.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">&#8220;Waxaa uu ku habsadey dhamaan meelihii \u00a0daaqa lahaa, xoolihii way ka cararayaan oo inay daaqaan wuu u diidey&#8221; \u00a0sidaa waxa sheegay Maxamuud Axmed Aadan oo ka mid ah dhaliyarada degmada \u00a0Xuddun, waxaanu intaas ku daray inay wadaan dhalinyaro ahaan daddaal ay \u00a0doonayaan in ay kaga kiciyaan dhulka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Meelaha qaarkood waxaa la sheegay in loo adeegsadey rasaasta nool taas oo inbadan dhulka lagaga kiciyey siiba degaano ka mid ah Ganbadhe oo bari kaga aadan Laascaanood.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Ayaxan ayaa waxaa ay dad waayeel ahi sheegayaan in haatan aan dhibkiisu badnaan doonin balse xili roobaadka soo socda ay dilaaci doonto ugxanta ay reebaan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Xiligan ayaa rajo weyn laga qabaa roobab la saadaalinayo in maanta ka bilaabmaan guud ahaan gobolka Sool.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayax xoogleh ayaa soo gaadhey duleedka magaalada Laascaanood kaas oo cagta marinaya daaqa dhulkaasi ka soo baxay xili roobaadkii dayrta. &#8220;Waa Ayax iyo Koronkoro wada socda, waxaan arkay maraan \u00a0tegey dhidinka waqooyi ka xiga Laascaanood&#8221; sidaa waxaa Warbaahinta u sheegay \u00a0Axmed Maxamed Daadey isuduwaha wasaaradda Beeraha gobolka Sool. Daadey waxa uu intaas ku daray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":61145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-61144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61144"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61152,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61144\/revisions\/61152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}