{"id":60892,"date":"2019-11-27T23:31:37","date_gmt":"2019-11-27T20:31:37","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60892"},"modified":"2019-11-27T23:42:10","modified_gmt":"2019-11-27T20:42:10","slug":"dib-u-dhaca-doorashooyinka-somaliland-iyo-xarigga-siyaasiyiinta-oo-daneeyashu-walaac-ka-muujiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/dib-u-dhaca-doorashooyinka-somaliland-iyo-xarigga-siyaasiyiinta-oo-daneeyashu-walaac-ka-muujiyeen\/","title":{"rendered":"Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland iyo Xarigga Siyaasiyiinta oo Daneeyashu Walaac Ka Muujiyeen."},"content":{"rendered":"<p>Beesha caalamka ayaa walaac\u00a0 xoogan ka muujisay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka barlamaanka iyo kuwa golaha deegaanka ee Soomaaliland\u00a0 iyo sidoo kale caburinta lagu hayo siyaasiyiinta iyo saxaafada.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka lagu yidhi,&#8221; Waxaan si gaar ah uga walaacsanahay go&#8217;aanka Guurtida ee muddo kordhinta loogu sameeyay labada gole.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la ixtiraamo heshiiskii xisbiyada siyaasadeed ee la gaaray bishii Luulyo 2019, kaasoo ahmiyad siinayay in si degdeg ah loo qabto doorashooyinka baarlamaanka iyo Golaha Degaanka.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan ka walaacsanahay dib u dhaca doorashooyinka iyo dhacdooyinkii ka dhacay Somaliland in ay si weyn u wiiqeen sumcadda dimoqraadiyadeed ee Somaliland iyo heerka caalamiga ah. Sidoo kale, waxaan si aad ah uga walaacsanahay xariga u muuqda mid aan sharciga ku dhisneyn iyo xayiraadaha kordhaya ee xorriyadda hadalka.&#8221; ayaa lagu yidhi war saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Beesha caalamka waxay ugu baaqday xukuumada iyo dhamaan hawl wadeenada siyaasadeed ee Somaliland inay dib u xaqiijiyaan, iyada oo loo adeegsanayo\u00a0 heshiiska labada dhinac, is-afgarad iyo isu tanaasul, si loo helo dariiqa loo maro jahwareerka hadda jira si doorashooyinka baarlamaan iyo doorashooyinka deegaanku u dhacaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, beesha caalamku waxay bogaadisay dadaallada dhexdhexaadinta maxalliga ah ee socda, waxayna xaqiijisay\u00a0 inay taageerayso howlaha doorashada, balse waxay ku xirtay in la helo Guddi Doorasho oo dhiirrigeliya aaminaadda dhammaan dhinacyada siyaasadda iyo sidoo kale muwaadiniinta reer Somaliland.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha caalamka ayaa walaac\u00a0 xoogan ka muujisay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka barlamaanka iyo kuwa golaha deegaanka ee Soomaaliland\u00a0 iyo sidoo kale caburinta lagu hayo siyaasiyiinta iyo saxaafada. War saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka lagu yidhi,&#8221; Waxaan si gaar ah uga walaacsanahay go&#8217;aanka Guurtida ee muddo kordhinta loogu sameeyay labada gole. Beesha caalamka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60901,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60892"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60892\/revisions\/60913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}