{"id":60826,"date":"2019-11-25T22:20:42","date_gmt":"2019-11-25T19:20:42","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60826"},"modified":"2019-11-25T23:18:53","modified_gmt":"2019-11-25T20:18:53","slug":"ayman-al-zawahiri-oo-xaaladdiisa-caafimaad-laga-soo-dayrinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/ayman-al-zawahiri-oo-xaaladdiisa-caafimaad-laga-soo-dayrinayo\/","title":{"rendered":"Ayman Al-Zawahiri oo Xaaladdiisa Caafimaad Laga Soo Dayrinayo."},"content":{"rendered":"<div><b>Kumaa hadda maamula al-Qaacida?<\/b>Khubarada Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in hogaamiyaha ururka Alqaacida Ayman Al- Zawahiri uu caafimaadkiisu aad u liito kadib geeridii Hamza bin Laden.<\/div>\n<div><\/div>\n<p>Hamza ayaa muddo dheer loo arkaayey inuu yahay dhaxalka suurtagalka ah ee aabihiis Osama, kaasoo maamulayay weeraradii\u00a0 9\/11 isla markaana ahaa hogaamiyaha shabakada jihaadiyiinta ilaa ay dileen ciidamada Mareykanka sanadkii 2011.<\/p>\n<p>Ayman al-Zawahiri ayaa weli ah madaxa al-Qaacida, laakiin khubarada UN-ka ayaa toddobaadkan sheegay in la sheegay inuu caafimaadkiisu liito&#8217;, taasoo abuurtay &#8216;shaki ku saabsan sida kooxdu u maareyn doonto cidda badelidoonta.<\/p>\n<p>Saraakiisha Mareykanka ayaa rumeysan in Hamza uu dhintay, kadib weerarkii Maraykanku la beegsaday bishii september ee sanadkaan, weerarkaas oo ka dhacay xuduuda Pakistaan iyo Afganistan.<\/p>\n<div>Cidda kale ee la wareegi kartaa hoggaanka ka Alqaacida ayaan caddayn, maadaama ninkii kale ee ugu saameynta badnaa, Nasir al-Wahishi, la diley sannadka 2015 mana jiro wax kala sarreyn ah oo cad oo jirta.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2019\/Nov\/20191125637102528133983465190914095852-01-hamza-bin-laden-file-exlarge-169.jpg\" \/><\/div>\n<p>Si kastaba ha noqotee, guddiga UN-ka ayaa ka digay in al-Qaacida &#8216;ay wali adkeysi leedahay&#8217; waxayna sheegeen in ay hadda awood badan ku leeyihiin Yemen, Soomaaliya iyo inta badan Galbeedka Afrika.<\/p>\n<p>Intaa waxaa sii dheer, al-Qaacida waxaa laga yaabaa inay u diyaar garowdo inay dib u hesho xoogaa taageero ah oo ka yimaadda ISIS ka dib markii ururkaas burbur xoogan uu ka yimid lana dilay hogaamiyahoodii.<\/p>\n<p>Guddiga Qaramada Midoobay ayaa sheegay, in Illaa 30,000 oo kamid ah dagaalyahannadii ISIS ay wali nool yihiin qaar kamid ahna ay ku biiri karaan al-Qaacida iyo kooxaha la xiriira.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumaa hadda maamula al-Qaacida?Khubarada Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in hogaamiyaha ururka Alqaacida Ayman Al- Zawahiri uu caafimaadkiisu aad u liito kadib geeridii Hamza bin Laden. Hamza ayaa muddo dheer loo arkaayey inuu yahay dhaxalka suurtagalka ah ee aabihiis Osama, kaasoo maamulayay weeraradii\u00a0 9\/11 isla markaana ahaa hogaamiyaha shabakada jihaadiyiinta ilaa ay dileen ciidamada Mareykanka sanadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-60826","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60826","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60826"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60846,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60826\/revisions\/60846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}